Video article Booliska Garowe oo cabanaya, dhaliilna u jeediyay culumada
Booliska gobolka Nugaal ayaa ka hadlay carqabado dhowr ah oo ka heysta wax ka qabashada amniga caasimada Puntland ee Garowe. Taliyaha Booliska…
Open this website in Safari first.
Booliska gobolka Nugaal ayaa ka hadlay carqabado dhowr ah oo ka heysta wax ka qabashada amniga caasimada Puntland ee Garowe. Taliyaha Booliska…
Al-shabaab ayaa la wareegay tuulada Af-urur oo koonfur galbeed uga beegan magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Warbaahinta ku hadasha Afka Al-shabaab…
Mid kamid ah ilaalada Hay’adda Wadooyinka Puntland ee PHA ayaa maanta ku dhaawacmey dagaal gacan ka hadal ah oo ka dhacay gudaha…
Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa maantay u safar ugu baxay dalka Buljimka halkaas oo la filayo…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xariga ka jaray isbitaalka cusub ee CARAFAAT oo magaaladda Garowe laga hirgeliyey,isbitaalka oo ah…
Muran xoogan ayaa ka dhashay agaasimayaasha waaxyaha maamulka iyo maaliyadda wasaaradaha Puntland oo uu dhawaan isku shaan-dheeyey Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali…
Munaasabad ay xilka kula agaasimaha waaxda maamulka iyo Maaliyada Wasaaradda Waxbarashada Puntland Mahad Colaad Maxamed iyo agaasimihii hore ee waaxda maamulka iyo…
Guddiga dhismaha wadada Ceeldaahir-Ceerigaabo ayaa xalay Magaalada Garoowe kusoo bandhigay daahfurka wajiga labaad ee dhismaha waddada Ceeldaahir-Ceerigaabo oo kadhacay hoolka Jaamacad Bariga…
Xeer ilaaliyaha guud ee Puntland Maxamuud Xasan Aw Cismaan oo maantay xafiiskiisa saxaafada kula hadlay ayaa amar ku bixiyey in la soo…
Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxmed Cali Gaas ayaa maanta digreetooyin uu soo saaray isku shaan-dhayn ku sameeyay agaasimaal guud iyo agaasimo waaxeedyo ka…