Muxuu ahaa u jeedka wafdigii Imaaraadka ee tegay Qardho iyo Badhan?
Wafdi ka socda Imaaraadka Carabta oo ka soo kicitimay magaalada Dubai ayaa maanta gaaray magaalooyinka Qardho iyo Badhan ee Puntland, waxayna halkaas…
Open this website in Safari first.
Wafdi ka socda Imaaraadka Carabta oo ka soo kicitimay magaalada Dubai ayaa maanta gaaray magaalooyinka Qardho iyo Badhan ee Puntland, waxayna halkaas…
Hay,adda GRT ayaa maantay Magaalada Garoowe ku qabtay Tababar looga hadlayey wada shaqaynta Bulshada iyo laamaha Amniga ee Magaalada Garoowe. Tababarkaan ayaa…
Wasaaradda shaqada shaqalaha dhallinyarada iyo ciyaaraha dawladda Puntland oo kaa shanaysa mashruuca tayaynta hay’adaha dawladda ayaa maanta Garoowe ku qabatay tababar socon…
Madaxda ugu sareysa Puntland ayaa maanta qobolaal shacabka magaalada Garowe ah kala qeyb galay tukashada salaadii ciidul fidriga. Salaada Ciida oo lagu…
Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa caawa shaaciyey in maalinimada berrito ay tahay ciid, hambalyona u diray ummada Muslim ka ah…
Wasaaradda shaqada, shaqaalaha, dhallinyarada iyo ciyaaraha dawladda Puntland oo kaashanaysa Baanka adduunka ayaa qabatay shir lagu soo gunaanadayo siyaasado gaaraya 14 siyaasadood…
Shir ballaaran oo looga arrinsanayey barnaamijka dib u qaabaynta iyo dib u casriyaynta Wasaaradaha iyo hay’adaha dawladda Puntland oo ay iska kaashanayeen…
Madaxweyne ku xigeenka Puntland Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar (Camey) iyo wafdi uu hagaaminyo ayaa maanta u safray magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka…
Shirar kala duwan oo muddo hal toddobaad ah u soconayey Wasaaradaha iyo hay’adaha dawladda Puntland ee ka faa’iideysanaya mashruuca tayaynta hay’adaha dawladda…
Kulankaan oo saaka ka furmay Xarunta Wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha Puntland ayaa waxaa looga hadlayey furitaanka wejiga saddexaad ee dib u casriyaynta…