Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Senator Cabdi-qaybdiid oo sheegay in madaxda DFS aysan ka qayb qaadan dhammaystirka dastuurka.

Guddoomiyaha guddiga labada aqal ee barlamaanka Soomaaliya u qaabilsan la socodka dastuurka kumeel gaarka ah ee Soomaaliya Cabdi Xassan Cawaale… Sii akhri

Posted on August 26, 2019August 26, 2019 by Gambool

Federal Government of Somalia Destabilizes Federal Member States of Somalia

Posted on August 26, 2019August 26, 2019 by Desk

The people of Puntland are convinced beyond doubt that the President and Prime Minister Hassan Kheyre are conspiring to destabilize… Sii akhri

Baladweyne oo lagu xir-xiray qaar ka mid ah odayaashii fuliyay Amarkii Al-shabaab

Posted on August 26, 2019August 26, 2019 by PP-Muqdisho

Baladweyne (PP) ─ Booliiska Magalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan ayaa xabsiga dhigay in ka badan 10 oday-dhaqameed oo ka mid… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Khayre oo la sheegay inuu ku wajahan yahay Degmada Dhuusa-mareeb

Posted on August 26, 2019August 26, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Warar la helayo ayaa sheegaya in Ra’iisul Wasaaraha Somalia, Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ay… Sii akhri

Alshabab oo xalay weeraray taliskii AMISOM iyo ciidanka dowladda ee Buulo-burde.

Posted on August 26, 2019August 26, 2019 by Gambool

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal culus oo xalay degmada Buulo-burde ee gobolka Hiiraan ku dhexmaray AMISOM, ciidanka… Sii akhri

Guddoonka labada Aqal ee Baarlamanka Soomaaliya oo la kulmay madaxweynaha Djibouti

Posted on August 26, 2019August 26, 2019 by News Office

Guddoomiyaha Aqalka hoose ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya iyo guddoomiyaha Golaha Aqalka sarre ayaa xarunta madaxtoyada dalka Djibouti kulan kula qaatay… Sii akhri

Guddiga doorashooyinka Puntland oo guddoon cusub doortay.

Posted on August 25, 2019August 25, 2019 by Gambool

Guddiga kumeel gaarka ah ee doorashooyinka Puntland ayaa magaalada Garoowe ku doortay guddoomiye, guddoomiye ku-xigeen iyo afhayeen cusub oo kala… Sii akhri

Madaxweyne Deni: Puntland waxay diyaar u tahay martigelinta shirka Somaliland iyo Soomaaliya

Posted on August 25, 2019August 25, 2019 by Gambool

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka hadlay arrimaha siyaasadeed ee Soomaaliya, wadahadalada Soomaaliya iyo Soomaaliland, khilaafka DFS iyo… Sii akhri

Somaliland oo caaglayaal ku sheegtay saraakiishii u goostay Puntland

Posted on August 25, 2019August 25, 2019 by News Office

Taliyaha ciidanka Militariga Somaliland Sarreeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani oo saaka warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa ayaa ka hadlay xaaladda… Sii akhri

Xildhibaan katirsan Somaliland oo u hambalyeyey Axmed Madoobe kana codsaday inuu caleema saarkiisa ku casumo.

Posted on August 25, 2019August 25, 2019 by Gambool

Xildhibaan Naasir Cali Shire oo katirsan barlamaanka Somaliland ayaa hambalyo iyo ammaan u diray madaxweynaha dib loo doortay ee Jubbaland… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close