Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Militariga Maraykanka oo faahfaahin ka bixiyay duqeyn uu ka gaystay koonfurta Soomaaliya

Militariga Maraykanka ayaa war ka soo saaray duqeyn cusub oo ay ka fuliyeen degaanno ka tirsan gobolka Jubada dhexe ee… Sii akhri

Posted on November 13, 2019November 13, 2019 by News Office

Anez oo sheegatay in ay tahay madaxweynaha Bolivia

Posted on November 13, 2019November 13, 2019 by News Office

Maxkamadda Dastuuriga ah ee dalka Bolivia ayaa Talaadadi shalay go’aamisay in haweeneyda Jeanine Anez ay noqoto madaxweynaha kumeelgaarka ah ee… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Khayre oo la kulmay wasiirada Arrimaha Dibadda Finland iyo Ruushka

Posted on November 13, 2019November 13, 2019 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xassan Cali Khayre oo ka qayb gelaya shir sanadeedka madasha Nabadda Paris, ayaa halkaasi kulan… Sii akhri

wasaarada Cadaalada Puntland oo soo xirtay Kulan ku saabsan Dastuurka KMG ah ee Soomaaliya

Posted on November 12, 2019November 16, 2019 by News Office

Garoowe-12- November 2019: Wasaaradda Cadaaladda, Arrimaha Diinta, Dastuurka iyo Dhaqan-celinta Puntland ayaa maanta Garoowe ku soo geba-gabaysay Kulan ku saabsana… Sii akhri

Wasiir Bidhaan: Waxaa yaraaday Kalluumeysiga sharci darrada ee Badda Soomaaliya

Posted on November 12, 2019November 12, 2019 by Liban Yusuf

Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Soomaaliya Cabdullahi Bidhaan Warsame iyo hay’aadaha iyo dowladaha deeq bixiyayaasha ayaa shir ku yeeshay… Sii akhri

Farmaajo oo khudbad ka jeediyey shirka Nairobi

Posted on November 12, 2019November 12, 2019 by Liban Yusuf

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta khudbad ka jeediyey shirka caalamiga ah ee horumarka iyo dadweynaha oo… Sii akhri

Xasan Daahir Aweys oo u caqli celiyey Farmaajo iyo Sheekh Shariif

Posted on November 12, 2019November 12, 2019 by Liban Yusuf

Xasan Daahir Aweys oo xabsi guri ku ah magaalada Muqdisho ayaa u caqli celiyey Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo madaxweynihii… Sii akhri

Weerar dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay koonfurta gobolka Mudug

Posted on November 12, 2019November 12, 2019 by News Office

Wararka ka imaanaya koonfurta gobolka Mudug, ayaa in halkaasi uu ka dhacay weeraray sababay dhimasho iyo dhaawac. Weerarka oo ka… Sii akhri

Shir Caalamiya oo ku saabsan Horumarinta Dadweynaha oo maanta ka furmaya magaalada Nairobi

Posted on November 12, 2019November 12, 2019 by News Office

Magaalada Nairobi ee caasimadda waddanka Kenya, waxaa Talaadada manta ah ka furmaya shir caalamiya oo ku saabsan Horumarinta Dadweynaha. Shirkan… Sii akhri

Maxkamada sare ee Soomaaliya oo dhegaysan doonta dacwad uu dowladda ka gudbiyay Xisbiga Himilo Qaran

Posted on November 12, 2019November 12, 2019 by News Office

Guddoomiyaha Maxkamada Sare ee Soomaaliya Baashe Yuusuf Axmed ayaa sheegay in maalmaha soo socda la qaadi doono dacwad Xisbiga Himilo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close