Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Ciidamada Puntland oo nin siyaasiya ku jir-dilay magaalada Badhan

Ciidamada Amniga Puntland ayaa la sheegay in gudaha magaalada Badhan ee gobolka Sanaag ay jir-dil xooggan ugu gaysteen siyaasi lagu… Sii akhri

Posted on November 18, 2019November 18, 2019 by News Office

Wasiir Amniga Puntland oo lagu rasaayeeyay magaalada Carmo

Posted on November 18, 2019November 18, 2019 by News Office

Wararka ka imaanaya degmada Carmo ee gobolka Bari, ayaa sheegaya in halkaasi ay goor dhoweyd raasaas xooggan isku weydaarsadeen ciidamo… Sii akhri

Booliiska Puntland oo degmada Galdogob ku soo bandhigay in ka badan 490 dhalo oo Khamriya

Posted on November 18, 2019November 18, 2019 by News Office

Taliska Qeybta Booliiska gobolka Mudug, ayaa saaka degmada Galdogob ku soo bandhigay in ka badan 490 dhalo oo khamriya iyo… Sii akhri

Jaamacadda Carabta oo soo dhowaysay Heshiiskii ay wada-gaareen Soomaaliya iyo Kenya

Posted on November 18, 2019November 18, 2019 by News Office

Ururka Jaamacadda carabta aya soo dhaweeyay heshiiskii ay wadda gaareen madaxweyne mohamed Abdullaahi Farmaajo iyo uhuru Kenyatta kaas oo ku… Sii akhri

Dibad-baxayaal kooban oo isugu soo baxay xarunta Xisbiga Waddani ee magaalada Hargeysa

Posted on November 18, 2019November 18, 2019 by News Office

Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa ee caasimadda Somalilland, ayaa sheegaya in  saaka xarunta xisbiga Waddani ay ku wada- sugan yihiin… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo la kulmay Amiirka Qatar

Posted on November 18, 2019November 18, 2019 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya  Xassan Cali Khayre iyo ayaa magaalada Dooxa kulan kula qaatay Amiirka Qatar Tamin Bin Hamad… Sii akhri

Madaxweyne Waare oo la kulmay Is-xilqaamayaashii Gurmadka Fatahaadaha

Posted on November 18, 2019November 18, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle, Maxamed Cabdi waare oo uu wehliyo Madaxweyne Ku Xigeenka Hirshabeelle,  Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xalay Munaasabad… Sii akhri

Somaliland: Xiisad ka dhalatay mas’uuliyiin ka tirsan Xisbiga Waddani oo xabsiga la dhigay

Posted on November 17, 2019November 17, 2019 by News Office

Xiisad siyaasadeed ayaa caawa ka aloosan magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland, kadib markii ciidamada Booliisku ay xabsiga u taxaabeen mas’uuliyiin… Sii akhri

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hayádda ICRC ee Soomaaliya

Posted on November 17, 2019November 17, 2019 by News Office

Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland, Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda Hayádda laanqayrta cas ee… Sii akhri

Puntland oo xaqiijisay in Al-shabaab qabsatay degaanka Gacan-maroodi ee gobolka Sanaag

Posted on November 17, 2019November 17, 2019 by News Office

Taliyaha Qeybta 9-aad ee ciidamada Difaaca dowladda Puntland ee fadhigoodu yahay gobolka, Sanaag S/ Guuto Cabdullaahi Cumar Canshuur oo waryesi… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close