Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Dhiirane

Sarkaal ka tirsan shirkadda biyaha NUWACO oo lagu afduubay magaalada Baran.

Dabley hubaysan ayaa abaaro duhurnimadii maanta afduub ugu geystay magaalada Baran ee Gobolka Sanaag mid ka mid ah hawlwadeenadda Shirkadda… Sii akhri

Posted on February 14, 2018February 14, 2018 by Dhiirane

Culimadda Puntland oo baaq u direy Dowladda Federalka Soomaaliya

Posted on February 13, 2018February 13, 2018 by Dhiirane

Shir ay ku yeesheen magaalada Garowe Culimadda Puntland ayaa laga soo saarey bayaan ku wajahan Dowladda Federalka Soomaaliya, Madaxda Maamul… Sii akhri

Barnaamij loogu magac darey (PSU VIRTUAL CLASSES) oo lagu daahfurey Garowe

Posted on February 11, 2018 by Dhiirane

Waxaa xalay lagu daahfurey Jaamacadda Puntland State University (PSU) barnaamij Maqal iyo Muuqaal ah (PSU VIRTUAL CLASSES) oo ah casharo… Sii akhri

Wasaaradda Duulista Hawada Puntland oo dib u dhigtey tartan loo galayo shaqooyin banaan

Posted on February 7, 2018February 7, 2018 by Dhiirane

Wasaaradda Duulista Hawadda iyo Garoomadda Diyaaradaha Puntland ayaa shaacisay in dib loo dhigay muddo kooban oo aan la sheegin shaqooyin… Sii akhri

Faahfaahin weerarka koox hubaysan ku qaaden saldhiga dhexe Bosaso

Posted on February 6, 2018 by Dhiirane

Kooxo hubeysan ayaa caawa weerarey saldhiga dhexe ee magaalada Bosaso , xiriiro kala duwan oo ay warbaahinta PUNTLAND POST la… Sii akhri

Wasiirka Cadaaladda Puntland oo si adag uga hadlay lacagta lagu tago Xajka

Posted on February 6, 2018February 6, 2018 by Dhiirane

Wasiirka Cadaalladda iyo Arrimaha Diinta Puntland Saalax Xabiib Xaaji Jaamac oo maanta kasoo degay Garoonka Diyaaradaha magaalada Garowe ka dib… Sii akhri

Khasaaraha dabkii Garowe iyo Shaqsi door muhiima ka qaatey oo boolisku xirey.

Posted on January 31, 2018January 31, 2018 by Dhiirane

Ka dib dab khasaare nafeed iyo mid hantiyeed geystay oo soo wajahay qaar ka mid ah goobo ganacsi oo ku… Sii akhri

Aragtida dadweynaha Puntland xiisadda ka jirta Gobolka Sool.

Posted on January 29, 2018January 29, 2018 by Dhiirane

Qaar ka mid ah dadka ku nool gudaha iyo dibada oo lasoo hadlay Warbaahinta PUNTLAND POST ayaa ka hadlay aragtida… Sii akhri

Weerar kooban oo saaka Aaga TUKO-RAQ ku dhexmarey Puntland iyo Somaliland.

Posted on January 28, 2018January 28, 2018 by Dhiirane

Wararka laga helayo Deegaanka Tukoraq ayaa sheegaya weerar ku dhufo oo ka dhaqaaq ah oo subaxnimaddii horre ee maanta halkaas… Sii akhri

Dr Galeyr oo gaarey Mareykanka ka dib katagistii Hargeysa

Posted on January 26, 2018January 26, 2018 by Dhiirane

Siyaasi Cali Khaliif Galeyr oo labo maalmood ka hor si deg deg ah uga dhoofay magaalada Hargeysa ayaa caawa gaarey… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close