Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Dhiirane

Laascaano:-Odoyaal la kulmay xubno ka tirsan Madaxtooyada Hargeysa.

Wafti uu hogaaminayo La taliyaha arrimaha bulshada Madaxweynaha Somaliland oo maalmihii lasoo dhaafey ku sugnaa magaalada Laascaano ayaa maanta kulan… Sii akhri

Posted on June 20, 2018 by Dhiirane

Qardho:-Hay’adda Somali Relief Network oo 40-neef oo Ari ah ku soortay carruur Agoonta.

Posted on June 20, 2018June 20, 2018 by Dhiirane

Hay’adda Somali Relief Network North America oo mudo ka badan 27sano ka shaqaynaysay arimaha samafalka iyo gargaarka bini,aadantinimo ayaa 40… Sii akhri

Garoowe:- Siyaasi Cabdi Qawdhan oo si adag u difaacay shirkadda Dahabshiil

Posted on June 19, 2018 by Dhiirane

Wasiir kuxigeenkii horre ee Wasaaradda Maaliyadda Puntland Cabdi Ibraahim Warsame oo maanta shir jaraa,iid ku qabtey hoyga uu ka degan… Sii akhri

Banaabax lagu taageerayo ciidanka Puntland oo maanta ka dhacay Degmada Dongoroyo.

Posted on June 18, 2018June 18, 2018 by Dhiirane

Degmadda Dongoroyo ee Gobolka Nugaal waxaa maanta ka qabsoomay banaanbax lagu taageerayo ciidamada Puntland ee ku sugan difaaca Aaga Tukaraq… Sii akhri

Madaxweyne kuxigeenka Puntland oo eedeyn u jeediyay beesha caalamka.

Posted on June 15, 2018June 15, 2018 by Dhiirane

Madaxweyne kuxigeenka Puntland Eng Cabdixakiim Cabdulaahi Camay ayaa weerar afka ku qaaday dadka loogu yeero wakiiladda beesha caalamka, kuwaas oo… Sii akhri

Degmo ka tirsan Gobolka Sanaag oo maanta looga ciiday si ka duwan Soomaaliya

Posted on June 15, 2018 by Dhiirane

Colladda ka dhex jirta awgeed labo beelood oo walaalo ah waxaa maanta labo goobood oo kala duwan ay ku tukadeen… Sii akhri

Muqdisho:- Madaxweyne Farmaajo oo maanta la ciiday bukaano jiifa Isbitaallo

Posted on June 15, 2018 by Dhiirane

Madaxweynaha Dowladda Federalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo maanta kormeeray Isbitaallo ku yaala Muqdisho gaar ahaan Madiina iyo Rajab Dayib… Sii akhri

Dab ka kacay caawa xarunta Agoomaha ee magaalada Garoowe.

Posted on June 12, 2018 by Dhiirane

Waxaa lagu guulaystay in la damiyo dab ka kacay abaaro salaadii maqrib caawa xarunta Agoomaha ee ku taala magaalada Garoowe… Sii akhri

Ganacsato u dhashay Somaliland oo saxaafadda kula hadlay Garoowe

Posted on June 11, 2018June 11, 2018 by Dhiirane

Ganacsato u dhashay deegaanada Somaliland oo maanta saxaafadda kula hadlay magaalada Garoowe Caasimadda Dowladda Puntland ayaa ka jawaabay hadal todobaadkii… Sii akhri

Issimo Somaliland oo xaal ka siiyay Shacabka Puntland hadalkii Faysal Cali Waraabe

Posted on June 9, 2018June 9, 2018 by Dhiirane

Salaadiin ka tirsan Issimadda Gobolladda Waqooyi Galbeed oo galabta shir jaraa,iid ku qabtay magaalada Boorame waxay raali galin u direen… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close