Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Dhiirane

DAAWO Baarlamanka Puntland oo maanta dood adag ka yeeshay sugida Amniga.

Baarlamanka Puntland oo maanta dood xasaasiya ka yeeshay Ajande looga hadlayo Amaanka Puntland waxay in ka badan 20 Xildhibaan oo… Sii akhri

Posted on July 17, 2017 by Dhiirane

Garowe:- Baarlamanka oo maanta ku dhaliilay Xukuumadda Amniga Puntland

Posted on July 17, 2017 by Dhiirane

Baarlamanka Puntland oo weli ku jira ka doodida Ajandayaasha kalfadhiga 39aad ayaa maanta dood adag ka yeeshay xaalada guud ee… Sii akhri

Suxufiga caanka Xaaji Xaraash oo ku geeriyooday Garoowe

Posted on July 14, 2017July 14, 2017 by Dhiirane

Waxaa maanta lagu aasay magaalada Garoowe Suxufiga Caanka Ismaaciil Maxamed Cabdi (Xaaji Xaraash) oo ka tirsanaa kooxda wacyigalinta ee Hay,adda… Sii akhri

NUWACO oo ceelkii ugu dheeraa Somalia ka hirgalisay Gobolka Nugaal

Posted on July 13, 2017July 14, 2017 by Dhiirane

Shirkadda Biyaha ee NUWACO ayaa ku guulaysatey inay ka qodo deegaanka Xaarxaarka oo ka tirsan Degmada Buurtinle ee Gobolka Nugaal… Sii akhri

Wasaarada Deegaanka Puntland oo Biyo-xireen cusub ka dhagax dhigtay Laasa-dawaco.

Posted on July 13, 2017July 13, 2017 by Dhiirane

Wafti ka socda Dowlada Puntland oo uu hogaaminayey Wasiirka Deegaanka, Duurjoogta iyo Dalxiiska ayna ka mid yihiin Wasiir ku xigeenka… Sii akhri

Midowga Yurub oo maanta hanti qalab ah ku wareejiyay Booliska Dowlada Federalka.

Posted on July 13, 2017July 13, 2017 by Dhiirane

Warsaxaafadeed kazoo baxay xafiiska Soomaaliya ee Midowga Yurub ayaa lagu sheegay in maanta ay ku wareejiyeen Booliska Dowlada Federalka Gawaari,Qalabka… Sii akhri

Puntland oo biyo xireen ka bilowday Deegaanka Xamxamaa ee Gobolka Nugaal

Posted on July 11, 2017July 11, 2017 by Dhiirane

Wasaarada Deegaanka, Duurjoogta iyo Dalxiiska Dowlada Puntland  ayaa maanta dhagax dhigtay Biyo xireen laga samaynayo Togga Dhuugleey oo ku yaala… Sii akhri

PSF oo 14 qof oo lagu tuhunsan yahay Alshabab ku qabtey duleedka Garowe

Posted on July 11, 2017July 11, 2017 by Dhiirane

Ciidamada PSF Puntland oo kaashanaya laamaha kala duwan ee Amniga iyo Dadweynaha Gobolka Nugaal ayaa galinkii dambe ee shalay ku… Sii akhri

Wasaaradda Caafimaadka Puntland oo qabatay shir ku saabsan Qorshaynta Qoyska

Posted on July 11, 2017July 11, 2017 by Dhiirane

Wasaaradda Caafimaadka Puntland, ayaa maanta magaalada Garowe ku qabatay shir looga hadlayay Qorshaynta Qoyska {Family Planing}, kaasoo diiradda lagu saaray… Sii akhri

Caaqil Shuuqe oo loo magacaabay xubin guddiga doorashada Puntland

Posted on July 9, 2017July 9, 2017 by Dhiirane

Dikreeto ku taariikheysan 27 bishii June 2017 ayuu Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ugu magacaabay xubin ka mid noqonaysa… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close