Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Dhiirane

Gaalkacyo:-Wariyaasha Koonfurta iyo Waqooyiga oo ka wada qeybgalaya Tababar

Waxaa maanta magaalada Gaalkacyo ka furmay tababar soconaya mudo labo cisho ah oo la siinayo wariyeyaasha ka howlgala Waqooyiga iyo… Sii akhri

Posted on October 10, 2017October 11, 2017 by Dhiirane

Daawo:-Dhalinyaro dareen qiiro leh maanta kusoo bandhigay Garowe

Posted on October 10, 2017October 11, 2017 by Dhiirane

Magaalada Garowe madal kulmisay in ka badan 200 oo dhalinyaro ah Madaxda Wasaaradda Dhalinyaradda PUNTLAND ayaa sabab la,aan uga baaqday… Sii akhri

Puntland:-Sahanka Roobka Deyrta ee Warbaahinta PUNTLAND POST.

Posted on October 10, 2017 by Dhiirane

Wuxuu soo sheegay sahankii roobka ee Warbaahinta PUNTLAND POST inuu saddex kicin uga kala da,ay dhulka Puntland.Deyrta kicinkeedii u horeeyay… Sii akhri

FAALLO:- Barraarugga dhalinta barakaysan!

Posted on October 10, 2017October 10, 2017

Dhalinyarnimaddu waa quwad iyo awood dheeriya oo bini’aadamka la siiyo xilliga uu xaaladda dhalinyarnimadda ku jiro, waa lafdhabarta la hubo… Sii akhri

Dowlada Federalka iyo Puntland oo shir caafimaad u tagey Dalka Pakistan

Posted on October 10, 2017 by Dhiirane

Wafti ay hogaaminayso Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Dawladda Federalka Fawsiyo Nuur  oo uu wehliyo Wasiirka Caafimaadka Puntland Dr Cabdinaasir Cuuke ayaa… Sii akhri

XOGTA:-Roobka Deyrta oo maasheesay deegaano ka tirsan Puntland

Posted on October 8, 2017October 8, 2017 by Dhiirane

Raxmadda Eebe ee cirka kasoo hoorta ayaa maalmihii lasoo dhaafay maasheesay Puntland waxaana ka mid ah dhulka roobsaday.   GOBOLKA… Sii akhri

Shir ku saabsan horumarinta farsamada gacanta oo lagu soo xirey Garowe

Posted on October 5, 2017October 5, 2017 by Dhiirane

Waxaa maanta lagu soo gabagabeeyay Wasaaradda Shaqada,Shaqaalaha,Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Puntland shir muddo labo maalmood ah looga hadlayay horumarinta farsamada gacanta… Sii akhri

Wafti ka socda Midowga Yurub iyo UK oo maanta gaarey Hargeysa.

Posted on October 4, 2017October 4, 2017 by Dhiirane

Diplumaasiyiin sarre oo ka socda dalalka Midowga Yurub iyo Ingiriiska ayaa maanta gaarey magaalada Hargeysa xarunta maamulka Somaliland, waxaana ka… Sii akhri

Wasiirka Waxbarashada Puntland oo 2 qof xilal u magacaabay.

Posted on October 4, 2017October 4, 2017 by Dhiirane

Dikreeto maanta kasoo baxday xafiiska Wasiirka Waxbarashada Dowlada Puntland Prof Abshir Awyuusuf Ciise ayaa xilal loogu magacaabay Gudoonka Waxbarashada Gobolka… Sii akhri

Shirka wadatashiga horumarinta farsamada gacanta oo ka furmay Garowe

Posted on October 4, 2017 by Dhiirane

Shirka wadatashiga horumarinta farsamada gacanta ayaa maanta ka furmay magaalada Garowe, waxaana kasoo qeybgalay Madaxda Wasaaradda,Shaqada,Shaqaalaha,Dhalinyarada iyo Ciyaaraha,Masuuliyiin ka socota… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close