Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Wasiir Yuusuf Garaad oo ka Warbixiyay Xaalada Maxaabiista Soomaaliyeed ee ku Xiran Seychelles

Xabsi ku yaalla Jaziiradda Mahé ee dalka Seychelles ayaan maanta ku soo booqday 15 Soomaali ah oo halkaa ku xiran. Waxay ku xukuman… Sii akhri

Posted on November 27, 2017November 27, 2017 by Cowke

R/Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya oo ka qeeybgalay Shir looga hadlayay la dagaalanka Argagixisada.

Posted on November 27, 2017November 27, 2017 by Cowke

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa magaalada Riyad ee dalka Sucuudiga uga… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Kheyre oo magaacabay Wasiirka Gaashaandhiga, Xilkana ka qaaday Wasiir Kale

Posted on November 26, 2017November 26, 2017 by Cowke

Degreeto ka soo baxday Xafiiska R/Wasaaraha XFS ayaa xilkii Wasiirka Gaashaandhigga loogu magacaabay Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan in uu noqdo… Sii akhri

Gudoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti oo maanta ka qeyb galaya kulanka Golaha Shacabka

Posted on November 25, 2017November 25, 2017 by Cowke

Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaliya ayaa maanta kulankooda caadiga ahaa waxa ay ku yeelan doonaan xarunta Golaha shacabka ee Magaaladda Muqdisho.… Sii akhri

Farmaajo oo cambaareeyey Qaraxii ka dhacay Masjid ku yaala Masar

Posted on November 25, 2017November 25, 2017 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa si adag u cambaareeyey qaraxii argagixisada ay ka geeysteen dalka masar,… Sii akhri

Xildhibaan ka tirsan Galmudug oo lagu dilay Muqdisho

Posted on November 22, 2017November 22, 2017 by Cowke

Magaalada Muqdisho waxaa goordhow lagu dilay Xildhibaan ka tirsanaa Baarlamaanka Maamulka Galmudug. Xildhibaanka oo lagu magacaabi Jiray Maxamed Cabdi Guuleed(Madoobe)… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka XFS oo Hambalyo u diray madaxweynaha la doortay ee Somaliland

Posted on November 22, 2017 by Cowke

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa madaxweynaha la doortay ee Somaliland Mudane Muuse Biixi… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo u hambalyeeyay Madaxweynaha la doortay ee Somaliland

Posted on November 21, 2017 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa u hambalyeeyey Madaxweynaha la doortay ee Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi.… Sii akhri

Natiijada Doorashada Somaliand oo goordhow lagu dhawaaqayo

Posted on November 21, 2017November 21, 2017 by Cowke

Wararka Puntland Post ay ka heleeyso Magaalada Hargeysa ayaa waxa ay sheegayaan in goordhow lagu dhawaaqi doono Natiijada doorashada Somaliland.… Sii akhri

Farmaajo iyo Maxamed Bin Zayed oo ka wada hadlay Xiriirka Soomaaliya iyo UAE

Posted on November 21, 2017November 21, 2017 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho labo cisho ah ku jooga dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta ayaa… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close