Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Qaar kamid ah Wasiirada Cusub ee Hirshabelle oo is Casilay

Wasiiru dowlihii Wasaarada arrimaha gudaha Maamulka Hirshabeelle Yuusuf Cali Cilmi oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in uu iska casilay… Sii akhri

Posted on December 2, 2017December 2, 2017 by Cowke

Kulan Baydhabo ku dhex-maray Shariif Xasan iyo Muqtaar Roobow

Posted on December 2, 2017December 2, 2017 by Cowke

Wararka ka imaanaya Magaaladda Baydhabo ee caasimadda KMG ah ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaliya ayaa ku waramaya in Madaxtooydda Maamulkaas… Sii akhri

Dhul uu Muqdisho ku lahaa Marxuum Cabdullaahi Yuusuf oo lagu wareejiyay ehelada Marxuumka

Posted on November 29, 2017November 29, 2017 by Cowke

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ehlada Allaha u naxariistee Marxuum Cabdullaahi Yuusuf Axmed ku wareejiyay Dhul uu ku lahaa Muqdisho. Dhulkaan… Sii akhri

Madaxweynaha Hirshabelle oo ku dhawaaqay Golahiisa Wasiirada

Posted on November 29, 2017November 29, 2017 by Cowke

Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa goordhow ku dhawaaqay Golahiisa Wasiirada. Madaxweyne Waare ayaa Magacaabay 20 Wasiir, 20 Wasiir ku… Sii akhri

Farmaajo oo ka qeyb galaya shir u dhaxeeya Madaxda Afrika iyo Yurub oo ka dhacaya Ivory Coast

Posted on November 29, 2017November 29, 2017 by Cowke

Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa lagu wadaa in ay maanta gaaraan Dalka Ivory coast… Sii akhri

Duqeyn lagu dilay Sarkaal Sare oo ka tirsanaa Ururka Daacish iyo ilaaladiisa

Posted on November 29, 2017November 29, 2017 by Cowke

Duqeyn ay fulisay diyaarad aan duuliye lahayn oo ka dhacday gobolka Bari aya a lagu dilay sarkaal sare oo ka… Sii akhri

Muwaadin Soomaliyeed oo Lagu Xukumay 10 sano oo Xabsi ah Dalka Sweden

Posted on November 29, 2017 by Cowke

Maxkamad ku taala magaalada Gotoberg ee dalka Sweden ayaa 10 sano oo xabsi ah ku xukuntay nin Soomaali ah oo… Sii akhri

Al-shabaab oo Jidka u galay Kolonyo ka tirsan Ciidamada Kenya

Posted on November 29, 2017November 29, 2017 by Cowke

Sida ay baahiyeen warbaahinta dalka kenya dagaalyahano ka tirsan Al-shabaab ayaa jidka u galay kolonyo ka Tirsan Ciidamada Kenya oo… Sii akhri

Haweeney 65-sano Jir Aheyd oo Xalay lagu dilay duleedka Muqdisho

Posted on November 28, 2017November 28, 2017 by Cowke

Kooxo hubeysan ayaa Xalay fiidkii waxa ay deegaanka Garas-baaley ee duleedka magaaladda Muqdisho ay ku dileen Haweeney horay uga tirsaneyd… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo Ka Qeybgalaya Caleemasaarka Madaxweynaha Kenya

Posted on November 27, 2017 by Cowke

Madaxweynaha Soomaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed (Farmaajo) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa galabta ku wajahan Magaaladda Nairobi ee Caasimadda Kenya. Madaxweyne… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close