Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Maydka Ugaas Cabdulaahi Ciise oo maanta lagu aasayo Degmada Boocame

Maydka Ugaaska Ayaa Goordhow Lagu Wadaa in laga soo Qaado Magaalada Istanbul ee Dalka Turkiga Waxaana lagu wadaa in laga… Sii akhri

Posted on August 21, 2016August 21, 2016 by Cowke

Mo Farah oo ku Guuleeystay Tartankii 5,000 M Ee Olombikada Aduunka

Posted on August 21, 2016August 21, 2016 by Cowke

Orodyahanka Asal ahaan ka soo jeeda Wadanka Somalia hase ahaatee u orda Wadanka Ingiriiska ee Mo Farah Ayaa xalay ku… Sii akhri

30 Ruux oo ku Dhimatay iyo ku dhowaad 100 Kale oo ku Dhawacmay Qarax ka dhacay Turkiga

Posted on August 21, 2016August 21, 2016 by Cowke

Qarax Qasaare Geeystay Ayaa waxa uu ka dhacay Goob Ay ka socoto Munaasabad Aroos Ah oo Ay ka soo qeeybgaleen… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Cumar oo ka Tacsiyeeyey geerida Marxuum Cali Samatar

Posted on August 20, 2016August 20, 2016 by Cowke

Muqdisho, August 20, 2016…..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda F. Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke wuxu tacsi u dirayaa qoyskii, qaraabadii, ehelkii,… Sii akhri

Madaxweynaha Somalia oo ka tacsiyeeyay geerida marxuum S/Guud Maxamed Cali Samatar

Posted on August 20, 2016August 20, 2016 by Cowke

Muqdisho—(Puntland Post) Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa tacsi u direy qoyskii, eheladii iyo shacabka Soomaaliyeed ee… Sii akhri

Gen. Maxamed Cali Samatar oo Geeriyooday (Taariikhdiisa oo Kooban)

Posted on August 20, 2016August 20, 2016 by Cowke

Ala ha u Naxariistee Waxaa  Gobolka Virginia ee dalka Mareykanka ku Geeriyooday Marxuum S/Guud  Maxamed Cali Samatar oo Xukuumaddii milateriga ee… Sii akhri

Madaxweynaha Somaliand oo Saaka ku Wajahan Laascaanood

Posted on August 19, 2016August 19, 2016 by Cowke

Wararka naga soo Gaaraya Magaalada Laas-Caanood ayaa waxa ay sheegayaan in madaxweynaha Maamulka Somaliand Axmed Maxamuud Siilaanyo uu maanta ku… Sii akhri

Madaxweynaha Somalia oo kulan sagootin ah la yeeshay Danjiraha Burundi u fadhiyay Soomaaliya

Posted on August 18, 2016August 18, 2016 by Cowke

Muqdisho, 18 August 18, 2016 (Villa Somalia)—- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada kulan… Sii akhri

Shirka Golaha wasiirada ee Jubbaland oo maanta qodobo muhiim ah lagaga hadley

Posted on August 18, 2016August 18, 2016 by Cowke

Kulanka Khamiislaha ahaa ee Golaha Xukuumada Jubbaland oo uu maanta shir Gudoomiyay Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam waxaa lagaga… Sii akhri

Madaxweynaha Soomaaliya oo baaq u diray shacabka

Posted on August 18, 2016August 18, 2016 by Cowke

Muqdisho-(Puntland Post) Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa baaq ku aaddan doorashooyinka 2016-ka dhacaya u diray qeybaha… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close