Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Somali kaalinta 24-aad ka galay Ciyaaraha Olombikada Aduunka

Maxamed Daa’uud Maxamed oo Soomaaliya u matalayay Tartanka Orodka Olombikada ee ka soconayo Magaalada Rio ee dalka Brazil ayaa Galay… Sii akhri

Posted on August 17, 2016August 18, 2016 by Cowke

Mudanayaasha Baarlamaanka Somalia oo kulan Xasaasi Ah ku Leh Muqdisho

Posted on August 17, 2016August 17, 2016 by Cowke

(PP MUQDISHO) Xildhibaanada Baarlamaanka Somalia ayaa kulan Xasaasi Ah ku leh Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho. Mudanayaasha Baarlamaanka Somalia… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo Saakay Safar ugu Amba baxaya Dalka Itoobiya

Posted on August 17, 2016August 17, 2016 by Cowke

Wararka Naga Soo gaaraya Magaalada Garoowe Ee Xarunta Puntland ayaa waxa ay sheegayaan in Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr: Cabdiweli Maxamed… Sii akhri

Maxamed Daa’uud oo Soomaaliya u ordi Doono Tartanka Olombikada Aduunka

Posted on August 17, 2016August 17, 2016 by Cowke

Maanta oo Ay Taariiqdu ku beegantahay 17-Agousto Ayaa Waxaa lagu Wadaa Magaalada  Rio ee dalka Barazil  uu ka soconayo Tartanka… Sii akhri

Ugaas Cabdilaahi Ciise Nuur oo Ku Geeriyooday Dalka Turkiga

Posted on August 17, 2016 by Cowke

Wararka Saakay Naga Soo Gaaraya Dalka Turkiga ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ku Geeriyooday Allaha u naxariistee Ugaas… Sii akhri

Magaalada Kismaayo oo laga hirgaliyey hogaanka isgaarsiinta Booliiska qaranka Soomaaliyeed

Posted on August 16, 2016August 16, 2016 by Cowke

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo uu wehelinayo Taliyaha Ciidadamada Booliska Soomaaliya Maxamed Sh, Xasan… Sii akhri

Madaxweynaha Soomaaliya oo qurbajoogta ku ammaanay kaalinta ay ka qaataan dib u dhiska dalka

Posted on August 15, 2016August 16, 2016 by Cowke

Muqdisho-(Puntland Post)- Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ugu baaqey qurbajoogta Soomaalida inay sii labanlaabaan dadaaalkooda ku… Sii akhri

Madaxweynaha Somaliland oo isbadal iyo Xil ka qaadis ku Sameeyay Golaha Wasiirada

Posted on August 15, 2016August 15, 2016 by Cowke

Madaxweynaha  Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu digreeto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/XERM/249-4161/082016 uu caawa magacaabid, isku bedel, iyo… Sii akhri

War aan la xaqiijin oo sheegaya in hogaamiyihii Al-shabaab duqayn lagu diley

Posted on August 14, 2016August 14, 2016 by Cowke

Wararka naga soo gaaraya Gobolka Jubbada Dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in Duqeeyn diyaaradeed lagu dilay hogaamiyihii kooxda Al-Shabaab ee… Sii akhri

Madaxweynaha Soomaaliya oo saxiixay Sharciga Dhismaha Guddiga Madaxa Banaan ee Xuquuqul Insaanka

Posted on August 14, 2016August 14, 2016 by Cowke

Muqdisho, 14 August 2016 (Villa Somalia)—— Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah qalinka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close