Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Dowlada Somalia oo ku dhawaaqday in weeraro deg-dega lagu qaadayo Al-Shabaab.

Golaha Wasiirada Xukuumada Somalia ayaa Maanta magaalada Muqdisho Waxa ay ku yeesheen kulankoodii Qamiislaha ahaa. Shirkaan Golaha Wasiirada ayaa waxaa… Sii akhri

Posted on September 1, 2016September 1, 2016 by Cowke

Mareykanka oo Liiska Argagixiso ku Daray C/qaadir Muumin

Posted on September 1, 2016September 1, 2016 by Cowke

Waaxda arrimaha dibedda Mareykanka ayaa Cabdulqaadir Muumin ku dartay liiska argagixisada sida gaarka ah loo callaamadeeyey, ee amarka madaxweyne ee… Sii akhri

Madaxweynaha Masar oo ka gudoomay Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Somalia

Posted on September 1, 2016September 1, 2016 by Cowke

Madaxweynaha Wadanka Masar Cabdi Fitaax ACC Ayaa Warqadaha Aqoonsiga ee Safiirnimo ka Gudoomay Safiirka Somalia u fadhin Doono Dalka Masar.… Sii akhri

Madaxweynaha Somalia oo ka qeyb-galay Salaada Janaasada Ciidamado ku Dhintay qaraxii Muqdisho

Posted on September 1, 2016 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta ka qeyb-galay salaadii Janaasada ciidmado ka tirsan ciimadda qalabka sida… Sii akhri

Xilliga la bilaabayo Shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabeelada Dhexe oo la shaaciyay

Posted on August 31, 2016August 31, 2016 by Cowke

Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho ee Caasimada Somalia Soo Gaaray Wafdi uu hogaaminayo Wakiilka uru Goboleedka IGAD Ee Arimaha Somalia Maxamed… Sii akhri

R.Wasaaraha oo Tacsi u direy ehellada dadkii ku dhintay Qaraxii Maanta

Posted on August 30, 2016August 31, 2016 by Cowke

Moqdisho, Aug , 30 , 2016….Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke ayaa si kulul u cambaareeyey qaraxii… Sii akhri

Cali Xaaji Warsame oo gaaray magaalada Balad-wayne ee Xarunta Gobolka Hiiraan

Posted on August 30, 2016August 30, 2016 by Cowke

Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa maanta waxaa Gaaray wafdi uu hogaaaminayo Dr Cali Xaaji Warsame oo Ah musharax… Sii akhri

Wasiiro Xildhibaano iyo Masuuliyiin katirsan dowlada oo ku dhaawacmay Qaraxii Muqdisho

Posted on August 30, 2016August 30, 2016 by Cowke

Faah Faahino Dheeraad aha ayaa ka soo baxaya qasaarihii ka dhashay Qarax ismiidaamin ah oo loo adeegsaday gaari nooca xamuulka… Sii akhri

Sarkaal sare oo ka tirsan Al-Shabaab oo isku dhiibay Dowlada Somalia

Posted on August 29, 2016August 29, 2016 by Cowke

Madixii Waxbarashada  Al-shabaab ee Goballada Bay Iyo Bakool Ibraahim Aadan Ibrahim oo ku magac dheeraa Naddara, ayaa caawa isku soo… Sii akhri

Gaari Waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo lagu qabtay Muqdisho

Posted on August 29, 2016August 29, 2016 by Cowke

Ciidamada amaanka Dowlada Somalia ayaa Magaalada Muqdisho ku Qabtay Gaari Nooca loo Yaqaano CARIB-ta oo laga soo Soo buuxiyay waxyaabaha… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close