Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Dagaal ka soconayo Degmada Balad-Xaawo ee Gobolka Gedo

Wararka Naga soo gaaraya dagmada Balad-Xaawo ee Gobolka Gedo ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka qarxay Dagaal culus.… Sii akhri

Posted on August 29, 2016August 29, 2016 by Cowke

Shaqaalaha Garoonka Muqdisho oo Shaqo Joojin Sameeyay

Posted on August 29, 2016August 29, 2016 by Cowke

Shaqaalaha Garoonka Diyaaradaha Aadan Cabdulle Cismaan Aadan Cadde Ee Magaalada Muqdisho Ayaa maanta ku Dhawaaqay in ay sameeyeen shaqo joojin.… Sii akhri

Puntland oo Faah Faahisay Awaamiir Dhanka amniga ah oo dhowaan ay Soo Saartay

Posted on August 28, 2016 by Cowke

Madaxweynaha ku Xigeenka Puntland Eng C/Xakiim Cabdulaahi Haaji Cumar Cameey oo Maanta Wariyaasha la hadlay Ayaa Faah faahiyay xeerar Ay… Sii akhri

Ciidamada Amaanka Puntland oo Gal-kacyo ku Qabtay Darawalo dadka Qixinayay

Posted on August 28, 2016August 28, 2016 by Cowke

Ciidamada Amaanka Dowlad Goboleedya Puntland ayaa Magaalada Gal-kacyo ku Qabtay Darawalo Dadka ka qixinayay Magaalada Gal-kacyo. Ciidamada ayaa Qabtay in… Sii akhri

Madaxweynaha Somalia oo Nairobi kaga qeybgalaya Shir Madaxeedka 6-aad Iskaashiga Afrika iyo Japan

Posted on August 27, 2016August 27, 2016 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaarey magaalada Nairobi ee dalka Kenya, oo… Sii akhri

Faah Faahin Qasaarihii ka dhashay Qaraxyadii iyo weeraradii Muqdisho.

Posted on August 26, 2016August 26, 2016 by Cowke

Rag hubeeysan oo katirsan Al-Shabaab ayaa weeraro qaraxyo iyo Dagaal Toos ah waxa ay ku qaadeen ilaa labo hotel oo… Sii akhri

DEG DEG: Qaraxyo iyo weeraro ka soconayo Magaalada Muqdisho

Posted on August 25, 2016August 25, 2016 by Cowke

Qaraxyo  iyo Rasaas Toos ah ayaa iminka ka dhaceeysa Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka Somalia. Koox hubeeysan oo loo maleeynayo… Sii akhri

lacag Dhan $530,000 oo laga xaday bankiga Dhexe Ee Dalka

Posted on August 25, 2016August 25, 2016 by Cowke

Guddoomiyaha Bankiga Dhexe ee  Soomaaliya Bashiir Ciise Cali oo Goordhow la hadlay Warbaahinta  ayaa sheegay in Bankiga laga xaday lacag… Sii akhri

General Cali Samatar oo Aas Qaran Muqdisho loogu Sameeyay

Posted on August 25, 2016August 25, 2016 by Cowke

Allaha u naxariistee Waxaa Goordhow Magaalada Muqdisho Aas Qaran loogu sameeyay General Maxamed Cali Samatar oo Xilal kala duwan ka soo… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo Gaaray Dalka Turkiga Xili Laga sugayay Puntland

Posted on August 25, 2016August 25, 2016 by Cowke

Wararka naga soo gaaraya Dalka Turkiga ayaa waxa ay sheegayaan in Dalkaasi uu Goordhow uu Gaaray Madaxweynaha Puntland Dr C/Wali… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close