Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Maxamed Cabdi Afey oo Loo Magacaabay Ergeyga QM u Qaabilsan Arrimaha Qaxootiga Soomaaliya

War kasoo baxay Qaramada Midoobay ayaa lagu sheegay in Denjire Maxamed Cabdi Afey oo haatan ah Denjiraha Urur Goboleedka IGAD… Sii akhri

Posted on October 1, 2016October 1, 2016 by Cowke

Golaha Wasiirada Somalia oo ka hadlay mowqifkooda duqeyntii Mudug ee shalay

Posted on September 29, 2016September 29, 2016 by Cowke

Kulankii Golaha Wasiirada Xukuumada Federaalka Soomaaliya maantay oo taariikhdu tahay 29 September 2016 ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Shacabkii… Sii akhri

Xeer Ilaaliyaha qaranka “Guul bey kusoo dhamaatay Maxkamada Somalia iyo Kenya Qeybtii Hore”

Posted on September 29, 2016September 29, 2016 by Cowke

Xeer ilaaliyaha qaranka Somalia Axmed Cali Daahir oo Maanta dib ugu Soo Laabtay magaalada Muqdisho ee Caasimada Somalia ayaa faah… Sii akhri

Allaha u naxariisto Wariye C/Casiis Haaji oo Muqdisho lagu Aasay

Posted on September 28, 2016 by Cowke

Allaha u naxariistee Waxaa goordhow magaalada Muqdisho lagu aasay Marxuum Ex Wariye C/casiis Cali Xaaji oo kamid ahaa wariyaasha ka… Sii akhri

Wariye Lagu Dilay Magaalada Muqdisho

Posted on September 27, 2016 by Cowke

Waxaa Caawa Magaalada Muqdisho lagu Dilay Wariye C/casii Maxamed Cali Xaaji oo ka mid ahaa Wariyeyaasha ka howlgalayey Magaalada Muqdsisho. Marxuumka ayaa… Sii akhri

R.W Cumar oo ka biyo diiday go’aankii Guddiga Doorashada Dadban

Posted on September 27, 2016September 27, 2016 by Cowke

Muqdisho, 27 September, 2016…… Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdi Cali Sharmaarke ayaa sheegay in Go’aan… Sii akhri

Ciidamada AMISOM iyo Kuwa Dowlada oo Hakad Galiyay Ganacsiga Suuqa Bakaaraha

Posted on September 27, 2016September 27, 2016 by Cowke

Ciidamada Dowlada soomaaliya ayaa Maanta Howl-galo ka sameeyay Gudaha suuqa bakaaraha ee Magaalada Muqdisho iyo sidoo kale goobaha ku teedsan.… Sii akhri

Madaxweynaha Somalia: “India waxaan kala hadleynaa arrimaha dhaliyaro Soomaali ah oo dalkeeda ku xiran’’

Posted on September 27, 2016September 27, 2016 by Cowke

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dowladda ay sameyneyso dadaal kasta oo lagu xaqiijinayo in… Sii akhri

Madaxweynaha Somlia oo warqadihii aqoonsiga ka guddoomay danjiraha cusub ee Talyaaniga

Posted on September 26, 2016September 27, 2016 by Cowke

Muqdisho, September 26, 2016 (Villa Somalia)—- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada warqadaha aqoonsiga… Sii akhri

Xeer ilaaliye ku Xigeenka Maxkmada Ciidamada Somalia oo isku day dil ka bad baaday

Posted on September 26, 2016 by Cowke

Koox hubeeysan oo Wata Gaadiidka Nooca Raaxada ah ayaa isku Dayay in ay Maanta ku qaarijiyaan Magaalada Muqdisho Xeer-ilaaliye ku… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close