Kulankii Golaha Wasiirada Xukuumada Federaalka Soomaaliya maantay oo taariikhdu tahay 29 September 2016 ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Shacabkii iyo Ciidamada Daraawiishta ee Dowlad Goboleedka Galmudug.
Goluhu wuxuu walaac ka muujiyay sheegashada Puntland ee duqeyntaas. Sidoo kale Goluhu wuxuu ka codsaday Dowlada Maraykanka inay sharraxaad waafi ah ka bixiso weerarkii ay dayuuradaheedu ku qaadeen Ciidanka Daraawiishta Galmudug.
Hoos ka aqriso War – Murtiyeedka.

PUNTLAND POST

Haddii DF ay cadaalad ku dhaqaynayso, oo waxyaalaha ay shacabka usamaynayso loo simanyahay, maxaa wasiiro iyo taageero loo siinwaayey waqtigii shacabka Galkacyo la xasuuqay.
Maxaa hadda loogu kala ordayaa, argagixiso loo jeedo oo isku dayayey in ay weerar cub ugaystaan shacabka Galkacyo.
Mida kale Ciidamada GalMudug marna waa al shabaab, mara maleeshyo layiri Cidna ma xukunto, marna waa Daraawiish Galmudug, kuligoodna waxay Cadaw uyihiin P untland dad iyo dal.
Maxaa Argagixisadaan geeyey Bariga Galkacyo, oo ay usuubin dhaqdhaqaaqa Duulaanka al shabaab.
Waxaan ka codsanayaa Dawlada Puntland in ay qaado tilaabo kasta oo sugaysa amniga dadka iyo dalka Puntland. Oo loola imaan wajiyaasha beentaa oo kala duwan.
Cadaw duulaan abaabulayaa waa is lamid, dadka Baraxley makala laha al shabaab, Maleeshiyo, iyo Daraawiish Galmudug, waa isla hal ruux, oo waji leh, oo uyimid dagaal iyo Argagixiso.
Wajibaadka puntland Saaran waa amniga dadka iyo puntland.
Galmudug waa Cadaw aan dad , nabad, iyo dal midna lagu aamini karin.
Maxay usuubin daqdaqaaqa argagixisada, waqti kasta, Waayo cidda iyo waxa ay rabaan, yey doonayaan.