Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

R/W Cumar: “Kuma Qanacsanin Xukunka dilka ah ee India ay ku riday dhalinyaradda Soomaaliyeed

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmaarke ayaa sheegay in Xukuumadda Soomaaliya aysan ku qanacsanayn xukunka dilka… Sii akhri

Posted on September 26, 2016September 26, 2016 by Cowke

Somalia oo ka hortimid xukun Dowlada Hindiya ku riday dhalinyaro Soomaaliyeed

Posted on September 25, 2016September 25, 2016 by Cowke

War Saxaafadeed kasoo baxay Xukuumada Federalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay inay tahay mid aan waxba ka jirin inay yihiin Burcad… Sii akhri

Wasiirka Arimaha Dibada Somalia oo qudbad ka jeediyay Fadhiga Qaramada Midoobay

Posted on September 25, 2016 by Cowke

Wasiirka Arrimaha Dibada Xukuumadda Soomaliya Mudane C/salaam Hadliye Cumar oo qudbad ka jeediyay shirka Guud ee Qaramada Midoobay ee Magaalada… Sii akhri

Dib u dhac ku yimid soo bandhigista xubnaha Aqalka sare ee Somalia

Posted on September 25, 2016September 25, 2016 by Cowke

Maanta waxay ku aadanayd maalintii lagu ballamay in la soo bandhigo xubnaha ka mid noqonaya aqalka sare,laakin taas ma dhicin… Sii akhri

Goob Dad Shacab ah ay ku Sugnaayeen Baled-weyne oo Qarax lagu Weeraray

Posted on September 25, 2016September 25, 2016 by Cowke

Wararka naga soo Gaaraya Magaalada Baled-weyne Ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay Qarax.… Sii akhri

President Mohamud expresses gratitude for the UAE support to Somalia

Posted on September 25, 2016 by Cowke

Mogadishu, 24 September 2016 (Villa Somalia)—- The President of the Federal Republic of Somalia, HE Hassan Sheikh Mohamud has praised… Sii akhri

Farmaajo oo Muqdisho ku Soo Wajahan

Posted on September 24, 2016September 24, 2016 by Cowke

Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo ahna musharax u taaqan qabashada xilka madaxtinimo ee Somalia ayaa lagu… Sii akhri

Ra’isalwasaare Cumar Cabdirashiid oo Amray in la dhowro Xuquuqda Musharaxiinta

Posted on September 22, 2016September 23, 2016 by Cowke

Warsaxaafadeed Ka soo baxay Xafiiska Ra’isilwasaaraha Somalia Cumar C/rashiid Cali Sharmarke ayaa Laamaha Amniga Dowlada Somalia lagu amray in ay… Sii akhri

Musharax Sheekh Shariif Axmed oo soo gaaray Muqdisho

Posted on September 22, 2016September 22, 2016 by Cowke

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sh. Shariif Sh. Axmed ayaa Goordhow ka soo Dagay Garoonka Muqdisho, Wafdiga Wadaxweynihii hore ee Soomaaliya… Sii akhri

Gudoomiyaha Baarlamaanka Somalia oo Baydhabo Gaaray

Posted on September 22, 2016September 22, 2016 by Cowke

Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa waxaa Gaaray wafdi uu hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sh.Cismaan Jawaari. Wafdiga Gudoomiyaha… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close