Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Madaxweyne Farmaajo iyo Axmed Karaash oo Baydhabo ku kulmay

Madaxweynaha Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magaalada Baydhabo kula kumay madaxweyne ku xigeenka dowada Puntland mudane Axmed Cilmi Cismaan… Sii akhri

Posted on January 18, 2019 by Cowke

Farmaajo “Waxaan sare u qaadi doonaa wada-shaqeynta maamul goboleedyada”

Posted on January 17, 2019January 17, 2019 by Cowke

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb-galay munaasabad xalay ka dhacday Madaxtooyada Koonfur Galbeed oo lagu caleema… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo Baydhabo uga qeeybgalay Caleema saarka Lafta Gareen

Posted on January 16, 2019 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qayb-galay xafladda caleemasaarka Madaxweynaha cusub ee… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Baydhabo

Posted on January 16, 2019January 16, 2019 by Cowke

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa goordhow gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta ku meel gaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed.… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo soo xiray kalfadhigii 4-aad ee Baarlamaanka

Posted on January 15, 2019 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa caawa ka qayb galay munaasabad casho sharaf ah oo lagu soo… Sii akhri

Qarax gaari oo ka dhacay Muqdisho

Posted on January 14, 2019January 14, 2019 by Cowke

Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa goordhow ka dhacay magaalada Muqdisho. Qaraxa ayaa ka dhacay maqaaxida The Village oo… Sii akhri

Gudoomiye Mural oo ka hadlay go’aankii xiriirka ay ugu jareen Aqalka sare

Posted on January 14, 2019 by Cowke

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa ka hadlay go’aankii dhowaan ka soo baxay Aqalka sare oo ay xiriirka… Sii akhri

Xildhibaanada Baarlamaanka oo meel mariyay wax ka badalka Agaasinka Bankiga Dhexe

Posted on January 14, 2019January 14, 2019 by Cowke

Waxaa goordhow soo dhamaaday kulankii xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya. Xildhibaanada ayaa meel mariyay ama Ogolaadey  Xeer maamulka  Xulida Guddiga Agaasinka Bank dhexe… Sii akhri

Xildhibaanada BF oo ansixiyay wax ka badal xeerka Hanti dhowrka qaranka

Posted on January 14, 2019 by Cowke

Xildhibaanada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyay wax ka bedel lagu sameeyay hindise sharciyeedka hanti dhowrka guud ee… Sii akhri

Taliyaha ciidamada Xooga oo ku dhawaaqy dagaal ka dhan ah Al-Shabaab

Posted on January 13, 2019 by Cowke

Taliyaha ciidamada xooga dalka Soomaaliya General Daahir Aadan Cilmi Indha Qarshe oo wariyaasha kula hadlay Muqdisho ayaa ku dhawaaqay dagaal… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close
 

Loading Comments...
 

You must be logged in to post a comment.