Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Mahad Cabdala Cawad oo ku Soo Baxay Doorashada Xubnaha Aqalka Hoose oo ka socoto Muqdisho

Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya ayaa waxaa ka bilaabatay Doorashada Xildhibaanada Baarlamaanka Aqalka hoose ee kamid noqondoona Dowlada soo socota… Sii akhri

Posted on November 30, 2016November 30, 2016 by Cowke

Doorashada Xubnaha Aqalka Hoose Beelaha Banaadiriga oo Maanta Ka Dhaceyso Muqdisho

Posted on November 30, 2016 by Cowke

Waxaa Lagu Wadaa Maanta oo Arbaco ah taariiqduna ay ku beegantahay 30 Novembar  in Muqdisho ay ka dhacdo Doorashada Xubnaha… Sii akhri

Daacish oo sheegtay Masuuliyada Weerarkii Jaamacada Ohio.

Posted on November 30, 2016 by Cowke

Kooxda Dowladda Islaamka ee Daacish ayaa sheegatay Mas’uuliyada weerarkii ka dhacay Jaamacadda Gobolka Ohio ee dalka Mareykanka weerarkaasi oo uu… Sii akhri

Madaxweynaha Talyaaniga oo Warqada Aqoonsiga ka Gudoomay Danjiraha Soomaaliya

Posted on November 29, 2016November 29, 2016 by Cowke

Madaxweynaha Talyaaniga Sergio Matarella ayaa Warqadihiisa aqoonsiga safiirnimo ka gudoomay danjiraha cusub ee Dowladda Federalka Soomaaliya u fadhin doona dalka… Sii akhri

Wiil Somali ah oo weerar ku qaaday Jaamacad ku taala Mareykanka

Posted on November 29, 2016November 29, 2016 by Cowke

Laamaha amaanka Gobolka Ohio State ee dalka Mareykanka ayaa sheegay in weerarkii lagu qaaday Jaamacad ku taala Magaaladaas uu geystay… Sii akhri

Al-Shabaab oo soo Bandhigtay Hub iyo Gaadiid ay ka soo qabsadeen Ciidamada Dowlada Somalia

Posted on November 28, 2016November 28, 2016 by Cowke

Al-Shabaab ayaa ku soo bandhigay Deegaanka Kuunya-barow ee Gobolka Sh/Hoose  Hub, Gaadiid iyo rag katirsan Al-Shabaab. Gaadiid nooca Dagaalka ah iyo… Sii akhri

Guddiga Doorashooyinka oo Ka soo horjeestay Xildhibaano Lagu doortay Jowhar

Posted on November 27, 2016November 27, 2016 by Cowke

Guddiga doorashada dadban ee heer federal ayaa diiday natiijadii ka soo baxday labo kursi oo ay ku guuleysteen Wasiiru dowlaha … Sii akhri

Fiqi iyo Xaaf oo Doorasho Adag ku Dhexmareeyso Cadaado

Posted on November 27, 2016 by Cowke

Waxaa Goordhow Magaalada Cadaado lagu wadaa in ay ka dhacdo Doorasho Xasaasi Ah Taasi oo dhexmari doonto Labo nin oo… Sii akhri

Xasan Sheekh oo Baaq u Jeediyay Madaxda Maamul Goboleedyada Dalka

Posted on November 27, 2016November 27, 2016 by Cowke

Madaxweynaha Soomaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa ugu  baaqay Madaxda Maamul Goboleedyada dalka ka jira in ay dhaqan galiyaan heshiisyadii Madasha… Sii akhri

Ciidamada Dowlada oo Qarax lagula eegtay jowhar

Posted on November 27, 2016 by Cowke

Inta la xaqiijiyay 3-askari oo ka tirsanaa Ciidamada Malatariga Dowladda Soomaliya ayaa  geeriyooday kadib markii qarax miino uu ka dhacay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close