Fiqi iyo Xaaf oo Doorasho Adag ku Dhexmareeyso Cadaado

Waxaa Goordhow Magaalada Cadaado lagu wadaa in ay ka dhacdo Doorasho Xasaasi Ah Taasi oo dhexmari doonto Labo nin oo si aad ah loo wada sugayo Doorashadooda.

Axmed Macalin Fiqi iyo Axmed Ducaale Geele Xaaf oo Labaduba ah Kuwo Isku reer ah islamarkaasina loolan Adag uu ka dhaxeeyo.

Doorashadaan ka dhaceysa Cadaado ayaa Ah Mid aad loo wada Sugayo Cida ku soo bixi Doonto oo Ku Guuleeysan Doonto Xubinta Aqalka Hoose Ee Dowlada Somalia.

La soco Puntland Post Si Aad u hesho Wararka Doorashada.

PUNTLAND POST