Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Farmaajo oo codad badan kaga horeeyo Xasan sheekh iyo dabaaldagyo ka socda Muqdisho

Ra’iisil wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa ku horeeyo wareega Labaad ee Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya. Mudane Maxamed Cabdulaahi… Sii akhri

Posted on February 8, 2017February 8, 2017 by Cowke

Musharixiinta wareega Labaad u gudbay imise Cod ayey Madaxweyne ku noqon karaaan

Posted on February 8, 2017February 8, 2017 by Cowke

Waxaa iminka socota tirinta codadka 2-aad ee Doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya. Musharixiinta kala ah Xasan Sheekh Maxamuud, Maxamed Cabdulaahi Maxamed… Sii akhri

Wareegii 1-aad oo la soo gaba babeeyay iyo Xasan Sheekh oo ugu sareeyo

Posted on February 8, 2017February 8, 2017 by Cowke

Waxaa hadda la soo gaba gabeeyay wareegii 1-aad ee Doorashada Madaxweynaha Jamuuuriyada Federaalka Soomaaliya. Xasan Sheekh waxa uu helay 88… Sii akhri

Musharax kamid ah Musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya oo tanaasulay

Posted on February 8, 2017February 8, 2017 by Cowke

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan jawaari ayaa goordhow ku dhawaaqay in musharax uu ka tanaasulay u tartamida xilka Madaxweynaha… Sii akhri

Xildhibaano dib uga laabtay Xarunta Doorashada ay ka socoto

Posted on February 8, 2017February 8, 2017 by Cowke

Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa goordhow dib uga laabtay Xarunta Afisyooni oo ay ka socoto Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya. Xildhibaanadan… Sii akhri

Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya oo goordhow ka bilaabaneeyso Muqdisho

Posted on February 8, 2017February 8, 2017 by Cowke

Waxaa maanta oo Taariiqdu ay ku beegantahay 8-Febuary maalin Arbaco ah Muqdisho lagu wadaa in ay ka dhacdo Doorashada Madaxweynaha… Sii akhri

Madaafiic Xalay laga garaacay Muqdisho

Posted on February 8, 2017February 8, 2017 by Cowke

Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa xalay waxaa ku soo dhacay dhowr madaafiic oo ku dhacday qaar kamid ah degmooyinka… Sii akhri

Faroole oo ka tanaasulay Musharaxnimada Madaxweyneha Soomaaliya

Posted on February 7, 2017February 7, 2017 by Cowke

Madaxweynihii hore ee Dowlada Puntland Cabdiraxmaan Maxamad Maxamuud Faroole ayaa ku dhawaaqay goordhow in uu iska casilay Musharaxa madaxweynaha Soomaaliya. Faroole… Sii akhri

Sheekh Shariif, Cumar Cabdirashiid iyo Gaas oo Muqdisho ku kulmay

Posted on February 7, 2017February 7, 2017 by Cowke

Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa waxaa xalay ka dhacay kulan gaar ah oo ay wada qaateen Madaxweynihii hore ee… Sii akhri

Musharixiin Isbaheeystay xili maalin qura ay naga xigto Doorashada Madaxweynaha

Posted on February 7, 2017February 7, 2017 by Cowke

Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa waxaa ka soconayo abaabul siyaasadeed oo ay wadaan Musharixiinta madaxweynaha Soomaaliya. Hoteelada ku yaala… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close