Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay dhaliilaha loo jeedinayo Xukuumadiisa

Madaxweynaha  Puntland Dr C/wali Maxamed Cali Gaas oo Warbaahinta kula hadlay magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari ayaa u jawaabay qaar… Sii akhri

Posted on February 28, 2017February 28, 2017 by Cowke

Goormuu Ra’isilwasaare Xasan Kheyre Baarlamaanka kalsoonida weydiisanayaa?

Posted on February 28, 2017February 28, 2017 by Cowke

Maalinta Arbacada ah Taariikhdana ay ku beegan tahay 1/3/2017 waxaa xarunta golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho ka furmaya Kalfadhiga kowaad… Sii akhri

Gudoomiyihii Maxkamada Racfaanka Gobolka Mudug oo la dhaawacay

Posted on February 28, 2017 by Cowke

Nin Hubeysan ayaa Xalay fiidkii Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka mudug ku dhaawacay Gudoomiyihii maxkamada darajada kowaad ee Gobolka Mudug Cabdiraxmaan Kilwe.… Sii akhri

Gudoomiye Jawaari oo Iclaamiyay xiliga uu furmaya Kulanka Baarlamaanka cusub

Posted on February 27, 2017February 27, 2017 by Cowke

Guddoonka Golaha shacabka ee baarlamanka Soomaliya ayaa shaaciyay in maalinta arbacada ah taariikhdana ay ku beegan tahay 1-bisha March uu… Sii akhri

Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa oo Ku Qarxay Muqdisho

Posted on February 27, 2017February 27, 2017 by Cowke

Wararka naga soo gaaraya Isgoyska Ex Control Afgooye ayaa ku waramaya in gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa in uu… Sii akhri

Taliyaha Ciidamada Booliska Puntland oo ka halday Amaanka Magaalada Bosaaso

Posted on February 27, 2017February 27, 2017 by Cowke

Taliyaha Ciidamada Booliska Puntland Jen. C/qaadir Shire Faarax (Erag) oo Maanta shir jaraa’id ku qabtey Magaalada Boosaaso ayaa ka hadlay… Sii akhri

Faah faahin Dab KHasaare badan geystay oo ka kacay Suuqa Bakaaraha Muqdisho

Posted on February 27, 2017February 27, 2017 by Cowke

Dabkaan ayaa kacay 04:00 Subaxnimo ee xiliga Muqdisho waxaana uu ka kacay Suuqa weyn ee Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho. Dabka… Sii akhri

Al-shabaab “Xasan Shiikh Keena Ama Farmaajo Keena, Dagaalku Wuu Soconayaa”

Posted on February 27, 2017February 27, 2017 by Cowke

Al-shabaab ayaa sheegtay in ay sii wadi doono dagaalka ay ku kala jiraan dowladda federaalka Soomaliya iyo Ciidamada midowga Afrika… Sii akhri

Dab Xoogan oo Waabarigii saakay ka kacay Suuqa Bakaaraha Ee Muqdisho

Posted on February 27, 2017 by Cowke

Wararka ka imaanaya suuqa-weyn ee bakaaraha ee Muqdisho ayaa ku waramaya in dab xoogan uu ka kacay suuqaasi. Dabka oo… Sii akhri

Xildhibaan katirsanaa Baarlamaanka Soomaaliya oo lagu dilay Muqdisho

Posted on February 26, 2017February 26, 2017 by Cowke

Wararka haatan naga soo gaaraya Xaafadda Ceel dheere ee Degmada Dharkenley ayaa ku waramaya in kooxo hubeysan ay halkaas ku… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close