Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Qaraxyo ciidamada AMISOM lagula eegtay Muqdisho

Ciidamo katirsan kuwa AMISOM ayaa qaraxyo is xig xigay maanta lagula eegtay Muqdisho. Qaraxyada oo aahaa ilaa 3 qarax oo… Sii akhri

Posted on February 17, 2019 by Cowke

Safiirka Kenya ee Soomaaliya oo Muqdisho soo gaaray

Posted on February 17, 2019February 17, 2019 by Cowke

Danjire Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan), safiirkii dowladda Soomaaliya ee Kenya ayaa goordhaweyd kasoo dagay garoonka diyaaraadaha magaaladda Muqdisho. Diyaaradda uu… Sii akhri

Farmaajo oo warqadaha aqoonsiga ka gudoomay danjirayaasha India iyo Nigeria

Posted on February 14, 2019February 14, 2019 by Cowke

Madaxweyne Farmaajo oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay daha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay… Sii akhri

Ilhaan Cumar oo si kulul ugu jawaabtay Trump

Posted on February 14, 2019February 14, 2019 by Cowke

Ilhaan cumar oo katirsan golaha aqalka Congress-ka ee dalka Mareykanka ayaa jawaab ka bixisay hadal kasoo yeeray madaxweyne Trump. Qoraal… Sii akhri

Ciidamada cirka Soomaaliya oo u dabaaldagaya sanadguuradii 59-aad

Posted on February 14, 2019February 14, 2019 by Cowke

Ciidamada cirka Soomaaliya ayaa maanta u dabaaldagaya sanadguuradii 59-aad oo ah xiligii la aas aaaay. Munaasabada dabaaldaga ciidamada cirka ayaa… Sii akhri

Ciidamada Amniga oo howlgal ka sameeyay Muqdisho

Posted on February 13, 2019February 13, 2019 by Cowke

Ciidamada Booliska Gobolka ayaa Xalay xir xiray dhalinyaro badan kadib howlgal ay ka sameeyeen degmada Warta Nabada ee Muqdisho. Howlgalka… Sii akhri

Qarax gaari lagu xiray oo ka dhacay Muqdisho

Posted on February 12, 2019February 12, 2019 by Cowke

Inta la xaqiijiyay askari ka tirsnaa ciidamadda Booliska dowladda federaalka Soomaaliya ayaa dhintay kadib qarax lagu xiray gaari uu watay.… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobay

Posted on February 10, 2019February 10, 2019 by Cowke

‪Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magaalada Addis Ababa shir-doceed kula yeeshay Xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobay Mudane Antonio… Sii akhri

Qarax iyo dil ka dhacay Muqdisho

Posted on February 10, 2019February 10, 2019 by Cowke

Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya xalay waxaa ka dhacay dil iyo qarax. Qarax ayaa ka dhacay degmada Xamar Jajab ee… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo ka qeybgalay casho sharaf uu sameeyay Abiy Ahmed

Posted on February 10, 2019February 10, 2019 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay ka qayb galay casho uu Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Mudane Abiy… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close
 

Loading Comments...
 

You must be logged in to post a comment.