Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Gudoomiye Jawaari oo Hambalyo u diray Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliland

Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa Hambalyo u diray Gudoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Somaliland Baashe Maxamed… Sii akhri

Posted on August 6, 2017August 6, 2017 by Cowke

Xildhibaanada Baarlamaanka oo Meel Mariyay Miisaaniyada Dowlada

Posted on August 6, 2017August 6, 2017 by Cowke

Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta kulan ku yeeshay xarunta golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho. Xildhibaanada ayaa kulankooda Goordhow ku… Sii akhri

Weerar lagu qaaday Masaajid Soomaali ay ku sugnaayeen dalka Mareykanka

Posted on August 6, 2017August 6, 2017 by Cowke

Rag Hubeysan ayaa Bam  ku weeraray Masjidka Darul Faruq oo ku yaalla magaalada Bloomington ee gobolka Minnesota. Qaraxa ka dib… Sii akhri

Baarlamaanka Somaliland oo dooranaya Gudoomiye cusub

Posted on August 6, 2017August 6, 2017 by Cowke

Xildhibaannada golaha Baarlamaanka Somaliland ayaa maanta oo Axad ah u fadhiisanaya sidii ay u dooran lahaayeen gudoomiye cusb ka dib… Sii akhri

Baarlamanka Soomaaliya oo Go’aan ka gaaray Wasiir Xoosh

Posted on August 5, 2017August 5, 2017 by Cowke

Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa aqbalay raali gelin uu bixiyay wasiirka Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Xoosh Jibriil iyagoo… Sii akhri

Cali Khaliif:-“Khaatumo waxaa laga Burburinayaa Muqdisho iyo Garoowe”

Posted on August 5, 2017August 5, 2017 by Cowke

Madaxweynaha maamulka Khatumo Cali Khaliif Galeyr oo la hadlay Laanta Afka Soomaliga ee BBC-da ayaa ku eedeeyay Puntland in ay … Sii akhri

Paul Kagame oo ku guuleystay Doorashadii Ruwanda

Posted on August 5, 2017August 5, 2017 by Cowke

Guddiga doorashooyinka dalka Ruwanda ayaa shaaciyay in uu doorashadii ka dhacday dalkaasi uu ku guuleystay Paul Kagame madaxweynaha dalkaasi. Mr… Sii akhri

Dowladda Mareykanka oo xaqiijisay in la dilay Shiikh Cali Jabal

Posted on August 5, 2017August 5, 2017 by Cowke

Milatariga Mareykanka ayaa xaqiijiyey maanta in weerar duqeyn ah oo dhacay toddobaadkan lagu beegsaday, laguna dilay hoggaamiye sare oo ka… Sii akhri

Ra’iisul Wasaaraha oo Ciidanka Qalabka Sida ku ammaanay Xasilinta Dalka

Posted on August 3, 2017 by Cowke

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Mudane Xasan Cali Kheyre oo weheliyaan Wasiiro ka tirsan Xukuumadda, ayaa maanta ka qeyb galay kulanka ciidamada… Sii akhri

Madaxweyne Ku-xigeenkii Maamulka Khaatumo oo Xilkii Laga Qaaday

Posted on August 3, 2017August 3, 2017 by Cowke

Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Khaatumo oo kulan  ku yeeshay magaalada Buuhoodle ayaa xilkii ka qaaday Madaxweyne ku xigeenka khaatumo Cabdalle Maxamuud… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close