Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Isbitaalada Muqdisho oo Caawa la Ciir Ciiraya Dhaawacyada iyo Dhimashadii oo sii siyaaday

Faah Faahino Dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya. Qaraxa ayaa waxaa… Sii akhri

Posted on October 14, 2017 by Cowke

30 Ruux oo ku Dhimatay Qarixii Ka dhacay Muqdisho

Posted on October 14, 2017 by Cowke

Faah Faahino Dheeraad ah ayaa ka soo baxeeyso Qarax Qasaare Geeystay oo maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya.… Sii akhri

Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta cod u qaadaya heshiisyo ay gashay Xukuumada

Posted on October 14, 2017October 14, 2017 by Cowke

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeelanaya xarunta Golaha shacabka ee magaaladda Muqdisho.… Sii akhri

Al-Shabaab oo la wareegay Deegaanka Bariire

Posted on October 14, 2017 by Cowke

Wararka ka imaanaya Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa ku waramaya in dagaalyahanada Xarakada Al-shabaab oo wata gadiidka dagaalka noocyadiisa kala duwan… Sii akhri

RW KHEYRE “Qofna lagama ogolaanayo dhaliil dalka lagu duminayo “

Posted on October 12, 2017October 12, 2017 by Cowke

Ra’iisul wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa xalay qudbad u muuqatay in uu ku weerarayo Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada… Sii akhri

Dagaal u dhaxeeyay Muqtaar Rooboow iyo Al-Shabaab oo ka dhacay Bakaool

Posted on October 12, 2017October 12, 2017 by Cowke

Wararka naga soo gaaraya Gobolka Bakool gaar ahaan deegaano dhaca Duleedka magaalada Xudur ayaa waxa ay sheegayaan in dagaal culus… Sii akhri

Mid kamid ah Ergadii wax ka soo dhistay Xildhibaanada Baarlamaanka oo la toogtay

Posted on October 11, 2017October 11, 2017 by Cowke

koox hubeysan ayaa Xalay Magaalada Muqdisho ku toogatay mid ka mida Ergadii Magaalada Baydhabo ku  soo Dooratay Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka.… Sii akhri

Raila Odinga oo ka haray tartanka Doorashada Kenya

Posted on October 11, 2017October 11, 2017 by Cowke

Hoggaamiyaha mucaaradka ee Kenya Raila Odinga ayaa sheegay asiga iyo ku xigeenkiisa Kalonzo Musioka ay ka hareen tartanka doorashada ee… Sii akhri

Akhriso:-Qodobada La Isku Afgartay Shirka Magaaladda Kismaayo

Posted on October 10, 2017 by Cowke

Maaaladda Kismayo ee Caasimadda KMG ah ee Maamulka Jubba-land waxaa wali ka socda shirka u dhaxeeya Madaxda maamul goboleedyadda Galmudug,… Sii akhri

Shirkii Wadatashiga Dowlad Goboleedyada oo Wali ka socdo Kismaayo

Posted on October 9, 2017 by Cowke

Magaalada Kismaayo ee Caasimadda KMG ah ee Maamulka Jubba-land waxaa maalinkii labaad ka socda shirka Madaxda maamul goboleedyada, kaasi oo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close