Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author PP-Muqdisho

AKHRISO: Somalia iyo Kenya oo isku af-gartay in la joojiyo darbiga laga dhisayo Xuduudda

Muqdisho (PP) ─ Dowladda Somalia ayaa sheegtay in la joojiyay dhismihii darbigii ay Dowladda Kenya ka dhisaysay xadka ay la… Sii akhri

Posted on March 26, 2018March 26, 2018 by PP-Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha Somalia oo Furay Shir looga Hadlayo Colaadihii ka Dhacay Marko

Posted on March 26, 2018March 26, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Somalia Xasan Cali Khayre ayaa maanta ka qayb galay kulanka dib-u-heshiisiinta beelo ay… Sii akhri

Dukaamo ay Somali iyo Ajaanib kale leeyihiin oo loogu boobay Waddanka Koonfur Afrika

Posted on March 26, 2018March 26, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Sida ay sheegayaan wararka laga deegaan lagu magaacabo Hermanus oo ku yaalla dalka Koonfur Afrika, ayaa sheegaya… Sii akhri

Gudoomiye ku xigeenka 2-aad ee Baarlamanka oo ka jawaabay Qoraalkii Cabdiweli Muudeey

Posted on March 25, 2018March 25, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Guddoomiye ku xigeenka 2-aad ee Golaha Baarlamaanka Somalia, Mahad C/lla Cawad ayaa qoraal uu soo saaray caawa… Sii akhri

Qarax culus oo ka dhacay Isgoyska Sayidka oo ku dhaw Xarunta Baarlamaanka Somalia

Posted on March 25, 2018March 25, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Qarax aan weli la ogaan khasaarihiisa ayaa goor-dhaw ka dhacay isgoyska Sayidka ee Muqdisho oo ku dhaw… Sii akhri

Mudane Dowladda Somalia ku eedeeyay in ay wax ka qaban wayday Xaaladda Buulo-xaawo

Posted on March 24, 2018March 24, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Senator C/llaahi Sh. Ismaaciil Far-taag ayaa sheegay in Xukuumadda Somalia ay ku guuldareysatay inay wax ka qabato… Sii akhri

Ciidamada AMISOM oo dhawaan la Wareegaya sugida Ammaanka Xarunta Aqalka Sare

Posted on March 24, 2018March 24, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa fadhigii maanta ee Goluhu yeesheen ka sheegay… Sii akhri

Booliiska France oo toogtay nin dad ku dhex dilay dukaan laga adeegto – Super-market

Posted on March 23, 2018March 23, 2018 by PP-Muqdisho

Paris (PP) ─ ABooliis hubeysan ayaa dilay nin looga shakisan yahay inuu saddex qof ku toogtay koofurta Faransiiska. Ninka hubeysan… Sii akhri

THAABID: Shacabka Muqdisho waxay mudan yihiin in loo turo oo aan lagu dul-cayaarin

Posted on March 23, 2018March 23, 2018 by PP-Muqdisho

 Muqdisho (PP) ─ Guddoomiyihii Gobolka Banaadir iyo Duqii Muqdisho ee xilka laga qaaday, Taabit Cabdi Maxamed ayaa ka hadlay dhacdooyinkii… Sii akhri

XALIIMO YAREEY: Nooc doorasho ee dalka ka dhici doonta 2020-ka waxaan go’aan ka…

Posted on March 23, 2018March 23, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Guddoomiyaha guddiga madaxa bannaan ee doorashada Qaranka ee Somalia, Xaliimo Ismaaciil Ibraahim ayaa ka hadashay nooca doorasho… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close