Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author PP-Muqdisho

Ra’iisul Wasaare Khayre oo laamaha amniga faray inay warbixin ka keenaan qaraxii shalay

Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ka tacsiyeynaya geerida dadkii shacabka ahaa ee… Sii akhri

Posted on March 23, 2018March 23, 2018 by PP-Muqdisho

FAAHFAAHIN: Khasaarihii ka dhashay Qaraxii Maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho

Posted on March 22, 2018March 22, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ug yaraan 15-qof ayaa ku dhintay, in ka badan 20-qof oo kalena way ku dhaawacmeen qarax weyn… Sii akhri

Madaxweynaha Soomaaliya oo amar culus dul-dhigay Ciidamada Asluubta Soomaaliyeed

Posted on March 22, 2018March 22, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed C/llaahi Farmaajo oo tababar u soo xiray askar ka mid noqoneysa Ciidanka… Sii akhri

AKHRISO: Warbixin ay soo saareen Guddigii Aqalka Sare ee Xallinta Khilaafka Taagan

Posted on March 21, 2018March 21, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─Guddiga joogtada ah ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta warbixin ka dhageysteen guddi toddoba xubnood ka… Sii akhri

FAAHFAAHIN: Dagaal Muqdisho ku dhexmaray Ciidammo kawada tirsan Dowladda Somalia

Posted on March 21, 2018March 21, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ugu yaraan laba ruux ayaa ku geeriyooday tiro intaas ka badanna way ku dhaawacmeen, dagaal culus oo… Sii akhri

Ra’iisul Wasaarihii ugu xiliga dheeraa Jabuuti oo Geeriyooday iyo Farmaajo oo ka hadlay

Posted on March 20, 2018March 20, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Waxaa geeriyooday Allaha u naxariistee Barkhad Gurad Xamaduu oo muddo 23-sano ra’iisul wasaare ka ahaa dalka Jabuuti,… Sii akhri

Xildhibaanada wada Mooshinka Jawaari oo doonaya in isbeddel lagu sameeyo Qodob…

Posted on March 20, 2018March 20, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Xildhibaannada mooshinka ka keenay guddoomiyaha baarlamaanka Somalia, Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, ayaa dadaal ugu jira wax ka… Sii akhri

Duqa Muqdisho oo la kulmay Ergeyga Gaarka ah ee dalka Talyaaniga u Qaabilsan Afrika

Posted on March 19, 2018March 19, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Caasimadda Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa kala hadlay Ergeyga Gaarka… Sii akhri

Hooyo iyo shan Carruur ah oo ay dhashay oo xalay ku dhintay Dab ka kacay Gurigooda

Posted on March 19, 2018March 19, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ugu yaraan toddoba qof ayaa xalay ku geeriyooday dab ka kacay guri ku yaalla degmada Yaaqshiid ee… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo xalay kulan gaar ah la qatay Guddoomiyaha Baarlamaanka DF

Posted on March 19, 2018March 19, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Somalia Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay kulan gaar ah la qaatay guddoomiyaha baarlamaanka Somalia, kaasoo ay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close