Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author PP-Muqdisho

Guddoomiye Jawaari oo Aqbalay Mooshinkii laga keenay kuna baaqay in cod lagu geliyo…

Muqdisho (PP) ─ Guddoomiyaha Baarlamaanka Somalia, Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo gellinkii dambe ee maanta la hadlayay Warbaahinta ayaa sheegay… Sii akhri

Posted on March 18, 2018March 18, 2018 by PP-Muqdisho

Saraakiisha Ciidamada DF oo sheegay inay 32 Al-shabaab ah ku dileen bartamaha Somalia

Posted on March 18, 2018March 18, 2018 by PP-Muqdisho

Baladweyne (PP) ─ Ugu yaraan 32 dagaalyahan oo ka tirsan Al-shabaab ayaa lagu dilay dagaallo ka dhacay bartamaha Somalia 24-kii… Sii akhri

Maamulka Gobolka Banaadir iyo AMISOM oo isku Af-gartay inay Xoojiyaan Xiriirkooda

Posted on March 18, 2018March 18, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta Wakiilka Gaarka ah… Sii akhri

Aqalka Sare ee oo guddi u magacabay xalinta khilaafka ka dhashay Mooshinka Jawaari

Posted on March 17, 2018March 17, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Iyadoo uu cirka isku sii shareerayo khilaafka siyaasadeed ee ka dhex aloosan baarlamaanka iyo xukuumadda federaalka Somalia,… Sii akhri

AKHRISO: Bayaankii laga soo saaray shirkii madasha Wasaaradaha Dastuurka Somalia

Posted on March 17, 2018March 17, 2018 by PP-Muqdisho

Baydhabo (PP) ─ Waxaa soo gabagaboobay kulankii afaraad ee Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka oo ay qabanqaabisay Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee… Sii akhri

Duqa Muqdisho oo daah-furay ololaha iskutashiga ee wax u qabashada dadka barakacayaasha ah

Posted on March 17, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Guddoomiyaha gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) oo daah furay ololaha isku-tashiga… Sii akhri

Dowladda Itoobiya oo markii ugu horreysay ka hadashay Heshiiskii Dekedda Berbera

Posted on March 16, 2018 by PP-Muqdisho

Addis Ababa (PP) ─ Xukuumadda Addis Ababa ayaa markii ugu horreysay ka hadashay heshiiskii Dekedda Berbera ee ay qaybta ka… Sii akhri

Dowladda Turkiga oo ku wareejisay Somalia dhul ballaaran oo ay ka dhisato Safaarad

Posted on March 16, 2018 by PP-Muqdisho

Ankara (PP) ─ Safaaradda Somalia ee Magaalada Ankara dalka Turkiga ayaa lagu wareejiyay dhul gaar ah oo laga dhisi doono… Sii akhri

Soomaaliya oo kaalimaha hore ka gashay Dalalka ugu farxada badan Qaarada Afrika

Posted on March 16, 2018March 16, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Warbixin ay Qaramada Midoobay baahiso Sannad walba oo ku aaddan farxadda ayaa waxay Somalia ka gashay kaalinta… Sii akhri

Kulammo siyaasadeed iska soo horjeeda oo Maanta ka socda Qaybo ka mid ah Muqdisho

Posted on March 16, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka socda kulammo iska soo horjeeda, kuwaasoo ay ku lug leeyihiin xildhibaanno ka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close