Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author PP-Muqdisho

Shirka Madasha Wasaaradda Dastuurka oo Maanta ka furmay Magaalada Baydhabo

Muqdisho (PP) ─ Wasiirada Arrimaha Dastuurka ee dowladda dhexe iyo Dawlad-goboleedyada iyo xubno ka socda Maaamulka gobolka Banaadir ayaa maanta… Sii akhri

Posted on March 15, 2018March 15, 2018 by PP-Muqdisho

Mooshinkii ka dhanka ahaa Jawaari oo fashil ku dhamaaday kaddib markii ay ka laabteen…

Posted on March 14, 2018March 14, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Warar hoose oo laga helay xarunta Villa Hargeysa ayaa sheegaya inuu guul-dareystay isku daygii Xildhibaano ka tirsan… Sii akhri

Mid Ka mid ah Duuliyeyaashii ugu caansanaa Somalia oo xalay ku geeriyooday Muqdisho

Posted on March 14, 2018March 14, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Waxaa xalay mgaalada Muqdisho ku geeriyooday Allaha u naxariistee duuliye Maxamuud Cabdullaahi Barre (Faytaan) oo ka mid… Sii akhri

AMISOM oo Hir-shabeelle ka caawin doonto in ay ka gudubto Caqabadaha dhanka Amniga

Posted on March 14, 2018March 14, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya, Danjire Francisco Madiera ayaa kulan la yeeshay Madaxweynaha Maamulka HirShabeelle, Maxamed Cabdi… Sii akhri

Xildhibaanno Guddoonka Baarlamaanka u Gudbiyay Mooshin ka dhan ah Prof. Jawaari  

Posted on March 14, 2018March 14, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Xildhibaanno ka tirsan golaha shacabka Soomaliya ayaa saakay moosin k dhan ah guddoomiyaha aqalka hoose ee baarlamaanka… Sii akhri

Trump oo xilkii ka qaaday Xoghayihii Arimaha Dibadda isagoo ku bedelay mas’uul cusub

Posted on March 13, 2018March 13, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa xilka ka qaaday Xoghayihiisii Arrimaha Dibadda, Rex Tillerson, wuxuuna ku bedelay agaasimihii… Sii akhri

Wasaarada Amniga oo ganacsatada ku war-gelisay inaysan qaadan Amarada Al-shabaab

Posted on March 13, 2018March 13, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Afhayeenka Wasaaradda Amniga Qaranka, C/casiis Cali Ibraahim oo ku magac-dheer Xildhibaan ayaa uga digay ganacsatada, gaar ahaan… Sii akhri

MADAXWEYNE BIIXI: Xilligan wax Wada-hadal ah lama yeelanayno Dowladda Soomaaliya

Posted on March 12, 2018March 12, 2018 by PP-Muqdisho

Hargeysa (PP) ─ Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo wareysi gaar ah siinayay mid ka mid ah Telefishinka Horn-cable, ayaa… Sii akhri

Dowladda FS oo soo bandhigtay Qorshaha AMISOM looga wareejin lahaa Ammaanka

Posted on March 11, 2018March 11, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa shir-guddoomiye maanta kulan Dowladda Soomaaliya ay ugu soo bandhigaysay Beesha Caalamka qorshaha… Sii akhri

Al-shabaab oo xir-xirtay Garoommo yar-yar oo ku dhaw Madaxtooyada Soomaaliya

Posted on March 11, 2018March 11, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ururka Al-shabaab ayaa mar kale amarro ku aaddan in la xiro ku soo rogay Garoomada yar-yar ee… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close