Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author PP-Muqdisho

Dallada SOSCENSA oo ka digtay in Khilaafka Gudoonka baarlamanka uu sababo qal-qal siyaasadeed

Muqdisho (PP) ─ Dallada Bulshada Rayidka ee koofurta iyo bartamaha Somalia ee SOSCENSA waxa ay ka walaacsan tahay khilaafka siyaasadeed… Sii akhri

Posted on March 30, 2018 by PP-Muqdisho

Prof. Jawaari oo ka hadlay Ciidanka la dul-dhigay xarunta Baarlamaanka iyo Qodobo kale

Posted on March 30, 2018March 30, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Somalia, Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo xalay shir jaraa’id qabtay ayaa farriin u… Sii akhri

Mid ka mid ah Saraakiisha Hay’adda ICRC oo lagu Dilay Qarax lagula eegtay Muqdisho

Posted on March 29, 2018March 29, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Hay’adda Laan-qeynta Cas ee ICRC ayaa sheegtay in mid ka mid ah shaqaalahooda uu ku dhintay Muqdisho,… Sii akhri

Guddiga xalllinka khilaafka mooshinka oo sheegay inay xalin waayeen khilaafka jira

Posted on March 29, 2018March 29, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Golaha Aqalka Sare ee Golaha Barlamaanka Somalia ayaa sheegay inay u taag waayeen xalinta ay ka dhax-wadeen… Sii akhri

Waa kuma Hogaamiyaha cusub ee loo doortay inuu hoggaamiyo Xisbiga Xukuma Itoobiya?

Posted on March 28, 2018March 28, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Isbahaysiga xukuma Itoobiya, ayaa doortay hogaamiye cusub oo ka dhashay qoomiyadda Oromo oo ku dhawaad muddo saddex… Sii akhri

Qoxootiga Soomaaliyeed ee Dhadhaab ku nool oo doonaya inay Dalkooda ku laabtaan

Posted on March 28, 2018March 28, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga ee UNHCR, ayaa sheegtay in dad badan oo Soomaali ah oo… Sii akhri

Dowlada Somalia oo Maanta Qoraal Dacwad ah ka Gudbiyay Dalka Imaaraadka Carabta

Posted on March 27, 2018March 27, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Safiirka Somalia u fadhiya Qaramada Midoobay, Abuukar Daahir Cismaan [Baalle] ayaa dacwad ka dhan dalka Isu-tagga Imaaraadka… Sii akhri

Warbaahinta Dowladda oo laga mamnuucay in laga baahiyo Wararka Gudoomiye Jawaari

Posted on March 27, 2018March 27, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Warbaahinta Dowladda Somalia ayaa laga joojiyay inay baahiyaan Wararka Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya marka laga reebo guddoomiye ku… Sii akhri

Danjiraha Dalka Mauritania ee Soomaaliya oo laga guddoomay Warqadihii Aqoonsiga

Posted on March 27, 2018March 27, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa Waraaqaha safiirnimo ka guddoomay danjiraha Jamhuuriyadda Muritaaniya ee loosoo magacabay Somalia,… Sii akhri

IGAD oo ka hadlay xaalada siyaasadeed ee ka dhex-aloosan hay’adaha Dowladda Somalia

Posted on March 26, 2018March 26, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Urur goboleedka IGAD ayaa walaac xooggan ka muujiyay xaaladda siyaasadeed ee ka taagan Soomaaliya, iyagoo sheegay in… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close