Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author PP-Muqdisho

WASIIR XOOSH: Waxaa naga go’an in Dastuurka lagu dhameeystiro hannaan daah-furan

Muqdisho (PP) ─ Wasaaradda Arimaha Dastuurka ee XFS, Guddiga La-socodka dib-u-eegista Dastuurka ee labada Aqal iyo Guddiga Madaxabanaan ee Dib-u-eegista… Sii akhri

Posted on April 15, 2018April 15, 2018 by PP-Muqdisho

RW ku-xigeenka DF oo shir-gudoomiyay kulan Guddiga isku-duwidda Arrimaha Badaha

Posted on April 14, 2018April 14, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Kulan si heer sare loo soo agaasimay oo ay isugu yimaadeen Gudiga Qaran ee Isku- Duwida arrimaha… Sii akhri

Hay’adda u xil-saaran dib-u-eegida dastuurka Dalka oo la kulmay Xildhibaanada Jubaland

Posted on April 14, 2018April 14, 2018 by PP-Muqdisho

Kismaayo (PP) ─ Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee XFS oo ay wehliyaan Guddiga La-socodka Dib-u-eegista Dastuurka ee labada Aqal iyo Guddiga… Sii akhri

Ergayga QM ee Somalia oo booqday xeryaha Qoxootiga Dhadhaab ee Waddanka Kenya

Posted on April 13, 2018April 13, 2018 by PP-Muqdisho

Dhadhaab (PP) ─ Mas’uulka sare ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Dalka Soomaaliya oo la kulmay Soomaalida ku nool xerada qaxootiga… Sii akhri

FARMAAJO: Jawaariyoow Anigoo dadku i jecel yihiin ayaan xilka iska-casilay wuxuu Alle…

Posted on April 13, 2018April 13, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa kulan sagootin ahaa Muqdisho ugu sameeyay, Guddoomiyihii Baarlamaanka, Maxamed Sh. Cismaan… Sii akhri

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo booqday Wasaarada Caafimaadka

Posted on April 13, 2018April 13, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa kormeer booqsho ah ku tagay Wasaaradda Caafimaadka, Waxaan xarunta… Sii akhri

Hay’adda SOSCENSA oo soo dhaweysay habkii lagu xalliyay Khilaafkii Baarlamaanka

Posted on April 13, 2018April 13, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Dallada Bulshada Rayidka ah ee SOSCENSA oo ay ku mideysan yihiin inta badan Ururada Bulshada rayidka ah… Sii akhri

Qarax dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay galabta Garoon ku yaalla Baraawe

Posted on April 12, 2018April 12, 2018 by PP-Muqdisho

Baraawe (PP) ─ Ugu yaraan afar ruux ayaa ku dhintay in ka badan 10-qof oo kalena dhaawacyo ayaa kasoo gaaray… Sii akhri

JAWAARI oo sheegay inuu is casilay kaddib markii uu arkay wax u eg cudud sheegasho

Posted on April 12, 2018April 12, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Guddoomiyihii hore ee baarlamaanka Somalia, Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo maanta xilkii iska casilay ayaa sheegay in… Sii akhri

AKHRISO: Gudoomiye Jawaari oo khudbaddii uu isku casliayay ka jeedinaya Golaha Shacabka

Posted on April 12, 2018April 12, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Maxamed Cismaan Jawaari ayaa goor dhow bilaabay khudbadiisa is-tiqaalada, isagoo ku dhawaaqay inuu iska casilay xilka, taasoo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close