Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author PP-Muqdisho

Madaxweyne Farmaajo oo Taleefoonka kula hadlay Madaxweynaha Waddanka Masar

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Somalia, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay khadka taleefanka kula hadlay madaxweynaha Masar cabdifataax al-Sisi, sida ay… Sii akhri

Posted on April 18, 2018April 18, 2018 by PP-Muqdisho

Millateriga Soomaaliya oo sheegay inay dileen Malleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab

Posted on April 17, 2018April 17, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Taliska ciidamada xoogga Somalia ayaa maanta sheegay inay 30 dagaalyahan oo Al-shabaab ka tirsan ay ku dileen… Sii akhri

Sh. Aadan Madoobe oo isku soo taagay Xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya

Posted on April 17, 2018April 17, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Xildhibaan Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) ayaa shir jaraa’id uu goor-dhow Muqdisho ku qabtay wuxuu kaga dhawaaqay… Sii akhri

AMISOM oo soo Bandhigtay Qorshe Cusub oo looga Hor-tagayo Qaraxyada Al-shabaab

Posted on April 17, 2018April 17, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ergayga Midowga Afrika ee Somalia, Danjire Francisco Madeira ayaa ku dhawaaqay dadaaalo adag oo la doonayo in… Sii akhri

Dowladda Itoobiya oo isbedel ku sameynaysa Xeerarka ka dhanka ah Xuquuqda Aadanaha

Posted on April 16, 2018April 16, 2018 by PP-Muqdisho

Addis Ababa (PP) ─ Xukuumadda Itoobiya ayaa qorsheynaysa inay isbedel ku sameyso sharciyada la sheegay inay ka dhanka yihiin Xuquuqda… Sii akhri

Xubno ka tisanaa Guddiga Doorashooyinka Waddanka Kenya oo iska-casilay xilalkoodii

Posted on April 16, 2018April 16, 2018 by PP-Muqdisho

Nairobi (PP) ─ Gudiga doorashooyinka Kenya ayaa waxa soo gaadhay weji gabax weyn ka dib markii ay is casileen saddex… Sii akhri

Hay’daha Dastuurka oo la kulmay Hay’adaha Fulinta iyo Sharci-dejinta Koonfur Galbeed

Posted on April 15, 2018April 15, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wasaaradda Arrimaha Dastuurka XFS oo kaashanaysa Guddiga La-Socodka Dib-u-eegista Dastuurka ee Baarlamaanka iyo Guddiga Madaxa Bannaan ee… Sii akhri

Taliyeyaasha AMISOM oo lagu Booriyey in ay Hir-galiyaan Xil-Wareejinta Hawl-galka

Posted on April 15, 2018April 15, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─Ku-xigeenka Wakiilka Midowga Afrika ee Somalia, Simon Mulongo ayaa ka dalbaday taliyeyaasha ciidanka AMISOM in ay gacan geystaan… Sii akhri

Wasiir-u-dowle ku Guuleystay Doorashadii Maanta lagu Qabtay Degmada Dhuuso-mareb

Posted on April 15, 2018April 15, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wasiir-u-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somalia C/llaahi Faarax Wehliye ayaa ku guuleystay doorashada kursiga Golaha Shacabka kaasoo goor-dhoweyd… Sii akhri

RW Khayre oo ku taliyay in xilka laga qaado Guddoomiyihii shaqadiisa kasoo bixi waaya

Posted on April 15, 2018April 15, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha Soomaliya, Xasan Cali Kheyre ayaa digniin u jeediyay Guddoomiyeyaasha degmooyinka Gobolka Banaadir oo xilligan wajahaya… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close