Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author PP-Muqdisho

Sarkaal Soomaali ah oo kaalinta koowaad ka galay Saraakiil lagu Tababaray Suudaan

Khartuum (PP) ─ Magaalada Khaartuum ee Dalka Sudan  ayaa waxaa lagu qabtay Munaasbaada tababar loogu soo xirayay dhallinyaro Soomaali ah… Sii akhri

Posted on April 27, 2018April 27, 2018 by PP-Muqdisho

Ciidammo isugu jira Ajaanib iyo Soomaali oo bur-buriyay Saldhigyo ay lahayd Al-shabaab

Posted on April 27, 2018 by PP-Muqdisho

Kismaayo (PP) ─ Wararka laga helayo Dulleedka Magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland, ayaa sheegay in ciidammo isugu jiro Kenyan,… Sii akhri

Shir looga hadlay Amniga guud ee dalka iyo bixitaanka AMISOM oo lagu qabtay Muqdisho

Posted on April 26, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Dowladda Somalia iyo Beesha Calaamka ayaa Muqdisho ku yeeshay maanta kulan looga hadlay mniga guud ee dalka… Sii akhri

Waa imisa Tirada Hubkii laga boobay Xerada Jen. Gordan ee lagu iibinayo Muqdisho?

Posted on April 26, 2018April 26, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wararka ayaa sheegaya in 600 oo Qori boobay xaruntii Tababarka ciidamada ee Imaaraadku uu ku lahaa Muqdisho… Sii akhri

Boqor Cismaan Maxamuud Buur-madow oo Maanta lagu Xukumay Shan Sano oo Xabsi ah

Posted on April 26, 2018 by PP-Muqdisho

Hargeysa (PP) ─ Maxkamadda Magaalada Hargeysa ee Somaliland ayaa ku xukuntay maanta shan sano oo xabsi ah Boqor Cismaan Maxamuud… Sii akhri

Dowlada Itoobiya oo sheegtay inay doonayso in ciidamada AMISOM ay sii joogaan Somalia

Posted on April 26, 2018April 26, 2018 by PP-Muqdisho

Addis Ababa (PP) ─ Itoobiya waxay doonaysaa in ciidamada ka socda dalalka Afrika ee ku sugna Somalia [AMISOM] ay sii… Sii akhri

Turkiga oo Booliiska Kenya u Tababaraya sida looga Hor-tagga Falal-dambiyeedyada

Posted on April 26, 2018April 26, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Dowladda Turkiga ayaa Qorshaynaysa inay Tababarro dhinacyo badan leh siiso saraakiil ka tirsan Boliiska Kenya, sida laga… Sii akhri

Xukuumadda Soomaaliya oo baaraysa Heshiis Qarshoodi ah oo lala galay Shirkadda SKA

Posted on April 26, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Dowladda Federaalka Somalia ayaa baaritaan ballaaran ku sameyneysa shirkada SKA ee laga leeyahay dalka Imaaraadka Carabta oo… Sii akhri

Sh. Xasan Daahir Aweys oo fariin uu soo diray si kulul ugu weeraray kooxda Al-shabaab

Posted on April 25, 2018April 25, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Sheekh Xasan Daahir Aweys oo u xiran Dowladda Dhexe ee Somalia ayaa fariin uu soo diray wuxuu… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Qorsheynaya inuu buuxiyo Xilalka ka Banaan Golaha Wasiirada

Posted on April 25, 2018April 25, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Xukuumadda Somalia ayaa waxaa ka bannaan Toddoba jago oo Wasiirradii hayay ay is-casileen intooda badan, iyadoo wasiirradii… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close