Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author PP-Muqdisho

Murashaxiin ka baxay doorashada & Wareega Saddexaad ee Doorashada oo billowday

Muqdisho (PP) ─ Laba musharrax oo ka mid ah musharraxiintii u soo gudbay wareegga labaad ee doorashada guddoonka cusub ee… Sii akhri

Posted on April 30, 2018April 30, 2018 by PP-Muqdisho

Wareegii Koowaad ee Doorashada Guddoonka Cusub ee Baarlamanka oo lasoo Gunaanaday

Posted on April 30, 2018April 30, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Waxaa goor-dhaw lasoo gaba-gabeeyay doorashada guddoomiyaha cusub ee baarlamaanka Somalia, taasoo billaabatay saakay, waxaana musharraxiintii ku tartamayay… Sii akhri

Doorashada Guddoomiyaha Baarlamanka oo maanta dhacaysa iyo Amniga oo la Adkeeyay

Posted on April 30, 2018April 30, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Maanta oo Isniin ah Taariikhduna tahay 30-ka bisha Abriil, 2018-ka, Waxaa Muqdisho ka dhacaysa doorashada guddoomiyaha cusub… Sii akhri

Xulka Somalia ee 17-jirka ka yar oo Galabta looga adkaaday Cayaartii Fiinaal-ka ahayd

Posted on April 29, 2018April 29, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Xulka Somalia ee da’adoodu ka yar tahay 17-jirka ayaa galabta looga badiyay cayaartii kama dambeysta ahayd ee… Sii akhri

DAAWO-TOOS: Cayaarta Final-ka ee Burundi ku dhex-maraysa Xulalka Somalia iyo Tanzania

Posted on April 29, 2018April 29, 2018 by PP-Muqdisho

Bujumbura (PP) ─ Halkan hoose ka daawo finalka cayaaraha bariga iyo bartamaha Afrika, taasoo magaalada Bujumbura ku dhex-maraysa Xulalka da’adoodu ka… Sii akhri

Musharaxiinta u Tartamaya Gudoomiyaha BFS oo Muqdisho kawada Ololihii ugu dambeeyay

Posted on April 29, 2018April 29, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ololayaashii u dambeeyay ee doorashada guddoomiyaha baarlamaanka ayaa ka socda Muqdisho, kuwaasoo ay wadaan musharaxiinta u taagan… Sii akhri

Wufuud Bujumbura u Tagay ka Qayb-galka Cayaarta Finalka ee Soomaaliya iyo Tanzania

Posted on April 29, 2018April 29, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wafdi ka socda Dowladda Somalia ayaa gaaray xarunta dalka Burundi ee Bujumbura, si ay uga qayb-galaan daawashada… Sii akhri

Guddiga dib u eegida Dastuurka oo war kasoo saaray hadallada ku aaddan Dastuurka Dalka

Posted on April 28, 2018April 28, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ War-saxaafadeed kasoo baxay Guddiga la socodka dib u eegista iyo hir-gelinta Dastuurka ayaa lagu sheegay in Dastuurka… Sii akhri

Madaxweyne ku xigeenkii Dowlad-deegaanka Soomaalida ee Itoobiya oo xilkii laga qaaday

Posted on April 28, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Maalmihii lasoo dhaafay ayaa bannaan-baxyo looga soo hirjeedo maamulka Dowlad-deegaanka Soomaalida ee Itoobiya waxay ka dhacayeen deegaanno… Sii akhri

Dowladda Imaaraadka Carabta oo hakisay hawlihii safaaradeedu ay ka waday Muqdisho

Posted on April 28, 2018April 28, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa si KMG ah u hakisay hawlihii dublamaasiyadeed ee safaaraddeedu ay ka wadday Muqdisho,… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close