Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author PP-Muqdisho

Weerar ku bilowday Qarax is-miidaamin ahaa oo lala beegsaday Hoteel ku yaalla Kismaayo

Kismaayo (PP) ─ Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland ayaa sheegaya in weerar ku billowday is-qarxin uuna… Sii akhri

Posted on July 12, 2019July 12, 2019 by PP-Muqdisho

Yuusuf Daba-geed oo aqbalay inuu wareejiyo xil uu muddo dheer diiddanaa wareejintiisa

Posted on July 12, 2019July 12, 2019 by PP-Muqdisho

Baladweyne (PP) ─ Guddoomiyihii hore ee gobolka Hiiraan, Yuusuf Axmed Hagar [Daba-geed] ayaa aqbalay inuu xilka ku wareejiyo guddoomiyaha cusub… Sii akhri

Mareykanka iyo Somalia oo go’aan ka gaaray hagaajinta Maaliyadeed ee dalka

Posted on July 12, 2019July 12, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Kulanka maanta oo Jimco Muqdisho ku dhex-maray wasiirka maaliyadda Soomaaliya, C/raxmaan Bayle Ducaale iyo Safiirka Mareyknaka ee… Sii akhri

Wasaaradda Dastuurka oo Madax ka tirsan DFS uga Warbixiyay Arrimaha Dastuurka

Posted on July 11, 2019July 11, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Agaasimaha guud ee wasaaradda arrimaha dastuurka DF oo ay wehliyaan La-taliyayaal iyo agaasime-waaxeedyo katirsan wasaaradda dastuurka ayaa… Sii akhri

Duqa Muqdisho oo furay Tartanka Kubadda Gacanta ee Degmooyinka Gobolka Banaadir

Posted on July 11, 2019July 11, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho, Inj. C/raxmaan Cumar Cusmaan (Yarisow) ayaa shalay galab garoonka Wiish ee… Sii akhri

Faysal Cali Waraabe oo maamulka Muuse Biixi u jeediyay dhaliil, soona saaray Digniin

Posted on July 10, 2019July 10, 2019 by PP-Muqdisho

Hargeysa (PP) ─ Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka Somaliland ee UCID, Inj. Faysal Cali Waraabe oo shir jaraa’id ku qabtay Hargeysa ayaa… Sii akhri

Madaxweynaha Jubbaland oo sheegay inay la dirirayaan kuwa dhirta u beddela dhuxusha

Posted on July 10, 2019July 10, 2019 by PP-Muqdisho

Kismaayo (PP) ─ Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam [Islaam] ayaa ka hadlay xaaladaha ka jira deegaannada uu maamulkiisu ka taliyo,… Sii akhri

Qarax aad u culus oo ka dhacay Agagaarka Isbitaalka Digfeer ee Magaalada Muqdisho

Posted on July 8, 2019July 8, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Qarax gaari oo inta badan laga maqlay Muqdisho ayaa ka dhacay goor-dhaw agagaarka isgoyska Digfeer ee Muqdisho,… Sii akhri

Kulan Muqdisho ku dhexmaray Madaxweyne Farmaajo iyo Ergay ka socday Q/Midoobay

Posted on July 8, 2019July 8, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Somalia, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada ku qaabilay u qeybsanaha Taageerada Hawl-gallada ee Xoghaya Guud ee… Sii akhri

Dowladda Somalia oo soo saartay Qodobbo la Xiriira doorashooyinka Jubbaland

Posted on July 6, 2019July 6, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somalia ayaa soo saartay qodobo gaar ah oo ku saabsan doorashada la filayo inay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close