Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author PP-Muqdisho

ONLF oo dhaliishay qorshaha Itoobiya ay shidaalka uga soo saarayso deegaanka Soomaalida

Muqdisho (PP) ─ Jabhadda ka dagaalanta dalka Itoobiya ee ONLF, ayaa dhaliishay go’aanka ay Dowladda Itoobiya shidaalka uga soo saartay… Sii akhri

Posted on June 29, 2018June 29, 2018 by PP-Muqdisho

Sheekh Abu-Mansur iyo Mareykanka oo isla gartay sidii ay isaga kaashan lahaayeen…

Posted on June 29, 2018June 29, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wafdi ka socday Sheekh Mukhtaar Roobow Cali [Abuu-Mansuur] oo ka mid ahaa asaasayaashii Al-shabaab, balse dhawaan kasoo… Sii akhri

Shirka Madasha Wasaaradaha Dastuurka DF, D/Goboleedyada iyo G. Banaadir oo furmay

Posted on June 29, 2018June 29, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Shirka Madasha shanaad ee ay ku mideysan yihiin Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Dowlad Goboleedyada… Sii akhri

Wafdi ka Socda Dowladda Eritrea oo gaaray Magaalada Addis Ababa ee Xarunta Itoobiya

Posted on June 27, 2018 by PP-Muqdisho

Addis Ababa (PP) ─ Xukuumadda Itoobiya ayaa soo dhaweysay wafdi ka socda dalka ay dariska yihiin ee Eritrea, kuwaasoo jawaab… Sii akhri

Muuse Biixi oo eedeeyay Dowladda federaalka iyo maamul goboleedyada

Posted on June 26, 2018June 26, 2018 by PP-Muqdisho

Haregysa (PP) ─ Madaxweynaha Somaliland Muuxe Biixi Cabi oo xalay ka hadlayay munaasabad lagu weynaynayay maalinta xorriyadda gobollada waqooyi ee… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay qiimaha ay ku fadhido xorriyadda Soomaaliya

Posted on June 26, 2018June 26, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo ku aaddan sannad guurada 58-aad ee ka soo wareegatay maalintii… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Khayre oo la kulmay Madaxweynaha Rwanda Paul Kagame

Posted on June 26, 2018June 26, 2018 by PP-Muqdisho

Kigali (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hogaaminayo oo soo gebagebeeyay booqasho hal maalin qaadatay… Sii akhri

Mid kamid ah saraakiisha sare ee IGAD oo lagu sameeyay shaqo ka fariisin rasmi ah

Posted on June 25, 2018June 25, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Urur-goboleedka IGAD ayaa shaqo-joojin  ku sameeyay Col. Gebregziabher Alemseged oo loo yaqaanno [Jen. Gabre], kana mid ahaa… Sii akhri

Qarax lagu dilay Askar ka tisran ciidamada DF oo ka dhacay Gobolka Shabeellada Dhexe

Posted on June 25, 2018June 25, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ugu yaraan saddex askari oo ka tirsan ciidamada DF ayaa dhintay, saddex kalena way dhaawacmeen, kaddib markii… Sii akhri

Millateriga DF oo looga digay Isticmaalka Maandooriyeyaasha uu ka mid yahay Qaadka

Posted on June 24, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Taliyaha Ciidamada Xoogga Somalia, Jen. C/weli Jaamac Gorod ayaa uga digay ciidamada Dwladda inaysan isticmaalin waxyaabaha maanka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close