Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author PP-Muqdisho

Al-shabaab oo Nabadoon caan ah ku toogatay Gobolka Shabeellada dhexe

Balcad (PP) ─ Kooxda Al-shabaab ayaa maanta ku toogtay deegaan ka tirsan degmada Balcad ee gobolka Shabeellada Dhexe oday 93-jir… Sii akhri

Posted on July 2, 2018July 2, 2018 by PP-Muqdisho

Ra’iisul Wasaare Khayre oo shir-guddoomiyay Kulanka Tubta Siyaasadda loo Dhan-yahay

Posted on July 2, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha Somalia, Xasan Cali Khayre ayaa shir-gudoomiyay kulanka Tubta Siyaasadda loo dhan-yahay oo looga hadlayay daba-galka… Sii akhri

Dowladda Britain oo Qalab kala duwan ugu deeqday Ciidanka Midowga Afrika ee AMISOM

Posted on July 2, 2018July 2, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Dowladda Britain ayaa qalab ay qiimahooda gaaraysa 5.6 milyan oo Bound ugu deeqday ciidamada AMISOM ee ka… Sii akhri

Ciidamada Xaslinta oo Muqdisho ku toogtay wiil dhalliniyaro ah oo watay Mooto Bajaaj

Posted on July 2, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ciidamada Xasilinta Muqdisho ayaa toogasho ku dilay wiil dhallinyaro ah oo ka mid ahaa kuwa kexeeya mootooyinka… Sii akhri

Shacabka ku nool XAMAR oo lagu Ammaanay Kaalintii ay ku lahaayeen Xuska Maalmihii…

Posted on July 2, 2018July 2, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) oo la kulmay guddiyada heer… Sii akhri

Xildhibaan ka hadlay Go’aankii Dowladda FS ee ka dhanka ahaa Maamulka Somaliland

Posted on July 2, 2018July 2, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Xildhibaan Maxamed Cumar Carte Qaalib oo horay u soo noqday Ra’iisul Wasaare ku-xigee,  ayaa ku eedeeyay Dowladda… Sii akhri

FARMAAJO: Diyaar ayaan u nahay sii wadidda Wadahadaladii aan kula jirnay Somaliland

Posted on July 1, 2018July 1, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Somalia, Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa sheegay in Dowladdiisa ay diyaar u tahay inay dib u soo… Sii akhri

AKHRISO: War-murtiyeedkii kasoo baxay Shirkii Wasaaradaha Dastuurka DF iyo kuwa…

Posted on June 30, 2018June 30, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wasaaradda Dastuurka Soomaaliya ayaa mar-tigelisay kulankii shanaad ee madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka oo ay kasoo Qayb-galeen Wasiirada… Sii akhri

Dowlada Soomaaliya oo sheegtay inay baarayso 84 Soomaali ah oo uu Mareykanku soo tarxiilay

Posted on June 30, 2018June 30, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Afhayeenka Wasaaradda Amniga Soomaaliya, C/casiis Cali Ibraahim [Xildhibaan] ayaa sheegay in 84-qof oo Soomaali ah oo laga… Sii akhri

Arday Soomaaliyeed oo lagu eedeeyay inay xiriir la leeyihiin Gülen oo lagu xiray Turkiga

Posted on June 30, 2018 by PP-Muqdisho

Ankara (PP) ─ Wakaaladda Wararka Turkiga ee Anadolu ayaa sheegtay in ciidamada Turkiga ay xabsiga dhigeen arday Soomaaliyeed oo la… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close