Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author PP-Muqdisho

Taliska Booliiska Kenya oo Sheegay in Weerar dhacay lagu Waayay Sarkaal Booliis ah

Gaarisa (PP) ─ Taliyaha boliiska Magaalada Garissa ee dalka Kena, David Kerina ayaa sheegay inay waayeen sarkaal ka tirsan booliiska,… Sii akhri

Posted on July 11, 2018July 11, 2018 by PP-Muqdisho

Al-Shabaab oo war cad kasoo saartay Maal-gashiga Itoobiya ee Dekedaha Soomaaliya

Posted on July 11, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ururka Al-shabaab ayaa markii ugu horreysay war kasoo saaray heshiiskii bishii lasoo dhaafay ay Muqdisho ku kala… Sii akhri

Baarlamanka Kenya oo loo gudbiyay codsi ku aadan in ciidanka Kenya laga saaro Somalia

Posted on July 10, 2018July 10, 2018 by PP-Muqdisho

Nairobi (PP) ─ Xillibaan ka tirsan Baarlamaaanka dalka Kenya ayaa u gudbiyay baarlamaanka dalkaas codsi uu ku dalbanayo in ciidamada… Sii akhri

Ciidamo Gaari Rakaab waday ku furay Rasaas Sababtay Dhimasho iyo Dhaawac kala duwan

Posted on July 10, 2018July 10, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ugu yaraan laba ruux ayaa ku dhintay, Saddex Ruux oo kalena way ku dhaawacmeen, kaddib markii ciidammo… Sii akhri

Soomaaliya oo markii ugu horreysay ka Qayb-galeysa Shirka Caalamiga ah ee Isgaarsiinta

Posted on July 10, 2018July 10, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Soomaaliya, ayaa markii ugu horreysay ka qeyb galaya shirweynaha caalamiga ah ee hay’adaha isgaarsiinta oo ka dhacaya… Sii akhri

Taliska AMISOM oo sheegay inay jawaab deg-deg ah ka bixin doonaan Weerarkii Otto-Otto

Posted on July 10, 2018July 10, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Taliska ciidamada AMISOM ee ka hawl-gala Somalia ayaa ku goodiyay inay jawaab adag ka bixin doonaan weerarkii… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Khayre oo booqday mid kamid ah Wasaaradaha ugu saameynta badan

Posted on July 9, 2018July 9, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo maanta kormeeray wasaaradda qorsheynta, maalgashiga iyo horumarinta… Sii akhri

Kooxo hubeysan oo Muqdisho ku dilay laba Askari oo ka tirsanaa Ciidamada DF Somalia

Posted on July 9, 2018July 9, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Kooxo hubeysan ayaa toogasho ku dilay laba askari oo ka tirsan ciidamada dowladda Somalia, kuwaasoo lagu dliay… Sii akhri

Maamulka Gobolka Banaadir iyo Hay’adaha Amniga oo ka Wada-hadlay Xoojinta Amniga

Posted on July 9, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Shirka Guddiga Amniga Gobolka Banaadir oo ay ka qayb-galeen Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Kusimaha Guddoomiyeha Gobolka… Sii akhri

Ganacsade xalay lagu toogtay Muqdisho

Posted on July 9, 2018July 9, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Kooxo hubeysan ayaa xalay ku toogtay nin ganacsade ah meel aan ka fogeyn Isgoyska Dabka ee Muqdisho,… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close