Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author PP-Muqdisho

Maamulka Somaliland oo jawaab adag ka bixiyay Hadalkii Ra’iisul Wasaaraha Somalia

Hargeysa (PP) ─ Kaddib markii Ra’iisul Wasaaraha Somalia uu heshiiskii Dekedda Berbera ee dhexmaray – Shirkadda DP World ee Imaaraadka,… Sii akhri

Posted on March 3, 2018March 3, 2018 by PP-Muqdisho

Kooxda Al-shabaab oo ciidammo ka tirsan kuwa Burundi ku dishay Weerar gaadmo ah

Posted on March 3, 2018March 3, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ugu yaraan shan askari oo ka tirsan ciidamada Burundi ee qaybta ka ah Halwgalka AMISOM ayaa lagu… Sii akhri

Askar badan oo ay khasaare kasoo gaartay Qaraxyo kala duwan oo lala beegsaday

Posted on March 2, 2018March 2, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ugu yaraan 15 qof ayaa ku dhintay in ka badan 20 kalena way ku dhaawacmeen weerar ismiidaamin… Sii akhri

RW KHAYRE: Heshiis kasta oo la galayo waxaa Go’aankeeda iska leh Dowladda Federaalka

Posted on March 2, 2018March 2, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha Somalia, Xasan Cali Kheyre oo Maanta dib ugu soo laabtay Muqdisho, ayaa shir jaraa’id oo… Sii akhri

Al-shabaab oo Qabsatay Xaafado ka tirsan Deg. Balcad iyo Gaadiid laga gubay AMISOM

Posted on March 2, 2018March 2, 2018 by PP-Muqdisho

Balcad (PP) ─ Faahfaahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Xaaladda Degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe, iyadoo inteed badan ay… Sii akhri

Dowladda Somalia oo heshiiskii DP World ee Dekedda Berbera ku tilmaantay Sharci darro

Posted on March 2, 2018March 2, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay War-saxaafadeed ay kaga hadashay heshiiskii… Sii akhri

Madaafiic lagu duqeeyay Muqdisho iyo Qarax ka dhacay Siinka Dheer oo Sababay Dhimasho

Posted on March 1, 2018March 1, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ugu yaraan lix qof ayaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen tiro intaas ka badanna ay ku dhaawacmeen… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo ka qayb-galaya shir ku saabsan Xoojinta Ciidamada Soomaaliya

Posted on March 1, 2018March 1, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta u ambabaxay magaalada… Sii akhri

Xarummo cusub oo bixin doona Adeegga Bulshada ku nool Muqdisho oo xarigga laga jaray

Posted on March 1, 2018March 1, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane C/raxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta xariga ka jaray… Sii akhri

Dowladda Mareykanka oo DF iyo AMISOM ugu Deeqday diyaaradaha aan duuliyaha lahayn

Posted on March 1, 2018March 1, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wakiilka Midowga Afrika ee Somalia, Francisco Madeira ayaa ku ammaanay dowladda Mareykanka taageerrada joogtada ah ay u… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close