Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author PP-Muqdisho

Shirka looga hadlayo Abaaraha Somalia ee London oo dhaqaale ugu yaboohay Somalia

London (PP) ─ Shir heer caalami ah oo looga hadlayo sidii Somalia looga caawin lahaa macluul laga baqdin qabo inay… Sii akhri

Posted on March 6, 2018March 6, 2018 by PP-Muqdisho

Wasaaradda Dastuurka oo Kulan Wada-tashi ah la yeelatay Maamulka Gobolka Banaadir

Posted on March 6, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Somalia, ayaa kulan wadtashi ah oo ku saabsanaa Geedi-socodka dib-u-eegista Dastuurka la yeelatay… Sii akhri

Xarunta Baarlamaanka Federaalka Somalia oo lagu dhisayo lacag gaaraysa $100 Milyan

Posted on March 6, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Gudoomiyaha Baarlamaanka Somalia, Maxamed Sheekh Cismaan [Jawaari] oo la hadlay Warbaahinta Dowladda ayaa sheegay in dib u… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo Kormeeray Xeryo Ciidan oo ku yaala duleedka Muqdisho

Posted on March 5, 2018March 5, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Somalia Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kormeeray xeryaha ciidanka xoogga dalka ee Bangala iyo xarunta tababarka ciidanka… Sii akhri

Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka DF oo si adag uga hadlay Heshiiskii Dekedda Berbera

Posted on March 5, 2018March 5, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Iydoo uu taagan yahay murankii ka dhashay heshiis ay dhawaan kala saxiixdeen Itoobiya, Somaliand iyo Shirkadda DP… Sii akhri

Guddoomiyaha G/Banaadir oo daah-furay shir looga tashanayo Arrimaha Barakacayaasha

Posted on March 5, 2018March 5, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa sheegay in hiigsiga Maamulka… Sii akhri

Duqa Muqdisho iyo odayaasha dhaqanka oo ka Wada-hadlay Amniga Caasimadda Dalka

Posted on March 4, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) oo kulan la qaatay… Sii akhri

Ku-xigeenka Hawl-galka AMISOM oo booqday Askar ku Dhaawacmay Weerarkii Al-shabaab

Posted on March 4, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Taliska AMISOM ayaa shaaciyay in ku-xigeenka Madaxa Hawl-galka Afrika ee Somalia (AMISOM), Simon Mulongo uu booqday askar… Sii akhri

Baarlamaanka Itoobiya oo Meel-mariyay Xaaladdii Deg-degga ahayd ee lasoo Rogay

Posted on March 4, 2018March 4, 2018 by PP-Muqdisho

Addis Ababa (PP) ─ Baarlamaanka dalka Itoobiya ayaa ogolaaday xaaladii deg-degga ahayd ee lagu soo rogay dalkaas, kaddib markii uu… Sii akhri

Shaqaale bixiyay Shatiyo Ganacsi oo been-abuur ah oo Shaqooyinkii laga Joojiyay

Posted on March 3, 2018March 3, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) oo shaqada ka joojiyey mid… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close