Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author PP-Muqdisho

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo la kulmay Madaxa Hay’adda UNCHR ee Soomaaliya

Muqdisho (PP) ─ Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho, C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa Xarunta dawladda hoose kulan kula… Sii akhri

Posted on February 28, 2018February 28, 2018 by PP-Muqdisho

Senator Mareykan ah oo sheegay in Dowlada Soomaaliya aysan haysan Kalsoonida Shacabka

Posted on February 28, 2018February 28, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Mudane Jack Reed oo ka mid ah Senator-rada dalka Mareykanka oo maalmo ka hor booqasho gaaban ku… Sii akhri

Dowladda iyo AMISOM oo ka Hadlay Dagaalka Al-shabaab iyo Askar lagu dilay Muqdisho

Posted on February 28, 2018February 28, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ciidamada Somalia iyo kuwa Midowga Afrika ee Somalia [AMISOM] ayaa wacad ku maray inay xoojinayaan dagaalka ka… Sii akhri

Uganda oo marti-gelinaysa Kulan ay isugu imaanayaan dalalka ay ka socdaan AMISOM

Posted on February 27, 2018February 27, 2018 by PP-Muqdisho

Kampala (PP) ─ Madaxweynaha Uganda Yoweri Kaguta Museveni, ayaa ku dhawaaqay in dalkiisu uu marti-gelinayo shir ay isugu imaanayaan madaxda… Sii akhri

KENYA: Wasiir ka qayb-galay kulan looga hadlay Amniga Gobolka Waqooyi-bari Kenya

Posted on February 27, 2018February 27, 2018 by PP-Muqdisho

Wajeer (PP) ─ Wasiirka Arrimaha Gudaha Kenya, Fred Matiangi ayaa maanta kula kulmay saraakiisha ugu sarreysa amniga Gobolka Waqooyi-bari ee… Sii akhri

Kulammo looga hadlayo Amniga oo Muqdisho ka socda kaddib Weerarradii Al-shabaab

Posted on February 27, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wixii ka dambeeyay markii ay dhaceen weerarradii Al-shabaab ay toddobaadkan ka geysatay Muqdisho ayaa waxaa socday kulamo… Sii akhri

Aadan Barre Ducaale oo loo xukumay Doorashada Kursigii Deegaanka Gaarisa

Posted on February 27, 2018February 27, 2018 by PP-Muqdisho

Nairobi (PP) ─ Maxkamadda sare ee Magaalada Nairobi ayaa saakay u xukmisay xildhibaan Aadan Barre Ducaale oo ah Hoggaamiyaha Aqlabiyada… Sii akhri

Dowladda Uganda oo si adag uga hadashay shil ay ciidankeedu ku dileen Askar Somali ah

Posted on February 26, 2018 by PP-Muqdisho

Kampala (PP) ─ Dowladda Uganda ayaa difaacday rasaastii ay ciidamada ka tirsan AMISOM ku fureen ciidammo Somali ah habeenkii Jimcaha… Sii akhri

DAAWO: Guddoomiyaha Xisbiga UCID oo eedeyn kulul u jeediyay Dowladda Jabuuti

Posted on February 26, 2018 by PP-Muqdisho

Hargeysa (PP) ─ Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee Somaliland UCID, Inj. Faysal Cali Waraabe sheegay in Dowladda Jabuuti aysan raalli… Sii akhri

Ra’iisul Wasaaraha Somalia iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo u dhoofay Imaaraadka Carabta

Posted on February 26, 2018February 26, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha Somalia, Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gellinkii dambe ee maanta ka dhoofay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close