Faransiiska oo gaaray kama dambeynta koobka adduunka 2018
Xulka kubbada cagta dalka Faransiiska ayaa markii saddexaad taariikhda gaaray kama dambeynta (Final) dhacdada ugu weyn kubadda cagta adduunka. Xulka… Sii akhri
Xulka kubbada cagta dalka Faransiiska ayaa markii saddexaad taariikhda gaaray kama dambeynta (Final) dhacdada ugu weyn kubadda cagta adduunka. Xulka… Sii akhri
Abiy Ahmed ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya ayaa booqasho aan horey loo shaacin ku tagey caasimada Asmara ee dalka Eritrea. Ra’iisul… Sii akhri
Somaliland ayaa ka hadashay shil xalay saqdii dhexe ka dhacay gobolka Sool oo masuuliyiin ka tirsan ay ka soo gaareen… Sii akhri
Waxaa hubaal ah in dal kamid ah qaaradda Yurub uu ku guuleysan doono dhacdada ugu weyn kubbada cagta adduunka ee… Sii akhri
Muran xoogan ayaa ka dhashay agaasimayaasha waaxyaha maamulka iyo maaliyadda wasaaradaha Puntland oo uu dhawaan isku shaan-dheeyey Madaxweynaha Puntland Cabdiwali… Sii akhri
Madaxweynaha jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa caawa digreeto uu soo saaray isku shaan-dheyn ku sameeyay qaar kamid ah… Sii akhri
Wafdi ka socda beesha caalamka ayaa Puntland iyo Somaliland kala hadlay xaalada colaadeed ee Tukaraq iyo maxaabiistii dhawaan lagu kala… Sii akhri
Waxaa la soo gabagabeeyay wareegii 16-ka ee koobka adduunka sanadkan ee ka socda dalka Russia, waxaana wareega xiga ee siddeed… Sii akhri
Xulka kubadda cagta dalka Brazil ayaa u soo baxay wareega siddeed dhammaadka (Quarter Finals) koobka adduunka ee sanadkan 2018-ka, kadib… Sii akhri
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdiga ka socday Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay… Sii akhri