Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Liban Yusuf

Muuse Biixi oo ka hadlay shirkii Brussels iyo ka qeyb galkii Faysal Cali Waraabe

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta ka hadlay shirkii Soomaalida ee dhawaan lagu soo gebo-gebeeyey magaalada Brussels ee xarunta… Sii akhri

Posted on July 21, 2018July 21, 2018 by Liban Yusuf

Booliska Garowe oo cabanaya, dhaliilna u jeediyay culumada

Posted on July 21, 2018July 21, 2018 by Liban Yusuf

Booliska gobolka Nugaal ayaa ka hadlay carqabado dhowr ah oo ka heysta wax ka qabashada amniga caasimada Puntland ee Garowe.… Sii akhri

Puntland:- Al-shabaab oo la wareegay tuulada Af-rurur

Posted on July 20, 2018July 20, 2018 by Liban Yusuf

Al-shabaab ayaa la wareegay tuulada Af-urur oo koonfur galbeed uga beegan magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Warbaahinta ku hadasha… Sii akhri

Taariikhdooda baro inta aadan la midoobin, taxanaha Itoobiya seddex kun oo sano – Qaybtii 1aad

Posted on July 19, 2018July 25, 2018 by Liban Yusuf

Wixii ka dambeeyey booqashadii Raysal wasaaraha Itoobiya uu ku yimid magaalada Muqdisho iyo war-murtiyeedkii muranka dhaliyey ee ay Madaxwayne Farmaajo… Sii akhri

Yaa uga qeyb galay Somaliland shirka Brussels?

Posted on July 17, 2018July 17, 2018 by Liban Yusuf

Magaalada Brusells ee xarunta Midowga Yurub  ee dalka Belgium-ka waxaa shalay ka furmay shrikii iskaashiga Beesha caalamka iyo Soomaaliya oo… Sii akhri

Garowe:- Dagaal sababay dhaawac oo maanta ka dhacay Xarunta Hay’adda Wadooyinka Puntland

Posted on July 16, 2018July 16, 2018 by Liban Yusuf

Mid kamid ah ilaalada Hay’adda Wadooyinka Puntland ee PHA ayaa maanta ku dhaawacmey dagaal gacan ka hadal ah oo ka… Sii akhri

Faransiiska oo 20 sano kadib ku guuleystay koobka adduunka

Posted on July 15, 2018July 16, 2018 by Liban Yusuf

Xaflad lagu soo xirayay dhacdada ugu weyn kubbada cagta adduunka ee sanadkan 2018 ayaa maanta ka dhacday magaalada Moscow ee… Sii akhri

Warbixin:- Cayaarta kama dambaysta koobka adduunka 2018

Posted on July 15, 2018July 15, 2018 by Liban Yusuf

Maanta oo Axad ah indhaha mucaashaqiinta kubbada cagta adduunka ayaa ku sii jeeda magaalada Moscow ee dalka Ruushka, halkaas oo… Sii akhri

Isaias Afwerki oo ka degay Addis Ababa

Posted on July 14, 2018July 14, 2018 by Liban Yusuf

Madaxweynaha dalka Eritrea Isaias Afwerki iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta booqasho ku yimid xarunta Itoobiya ee Addis Ababa. Ra’iisul… Sii akhri

Kurawaatiya oo markii ugu horeysay gaartay kama dambeynta koobka adduunka

Posted on July 12, 2018 by Liban Yusuf

Xulka kubbada cagta Kurawaatiya ayaa markii ugu horeysay taariikh gaaray kama dambeynta (Final) dhacdada ugu weyn kubadda cagta adduunka. Xulka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close