Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Liban Yusuf

Madaxweynaha Soomaaliya oo u ambabaxay Eriteriya

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa goordhaw u ambabaxay magaalada Asmara ee dalka Eriteriya, halkaas oo ay uga… Sii akhri

Posted on July 28, 2018 by Liban Yusuf

Korneyl Gabi-gabi oo lagu dilay Gaalkacyo

Posted on July 27, 2018July 27, 2018 by Liban Yusuf

Korneyl Cabdirashiid Xasan Xaashi Gabi-gabi oo soo noqday taliyihii ciidamada Birmadka gobolka Mudug ayaa caawa lagu dilay magaada Gaalkacyo. Kooxo… Sii akhri

Faysal Cali Waraabe oo Roog cas loo goglay Hargeysa

Posted on July 26, 2018July 27, 2018 by Liban Yusuf

Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka Ucid ee Somaliland Faysal Cali Waraabe oo laga baqayay in xabsi loo taxaabo ayaa maanta bedelkeedii si… Sii akhri

Garowe:- Gaas iyo Keating oo kawada hadlay xaalada Tukaraq

Posted on July 25, 2018July 25, 2018 by Liban Yusuf

Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan ariimaha Soomaaliya Michael Keating oo maanta soo gaaray magaalada caasimada ah ee Gaorwe ayaa kulan… Sii akhri

Taariikhdooda baro inta aadan la midoobin, taxanaha Itoobiya seddex kun oo sano – Qaybtii 2aad

Posted on July 25, 2018July 25, 2018 by Liban Yusuf

ROGAAL CELINTII MUSLIMIINTA IYO AASAASKII DAWLADDII ADAL. Kolkii laga guulaystay muslimiintii reer Zaylac dawladdoodiina la riday, suldaankoodiina la dilay, dadkii… Sii akhri

Shir ay yeesheen madaxda Imaaraatka, Itoobiya iyo Eritrea

Posted on July 24, 2018July 24, 2018 by Liban Yusuf

Madaxda dalalka Imaaraatka, Itoobiya iyo Eritrea ayaa shir saddex geesooda ku yeeshay maagalada Abu Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta. Shiikh… Sii akhri

Puntland:- Taliye gaari iyo hub kala baxsaday Madaxtooyada Garowe

Posted on July 23, 2018July 25, 2018 by Liban Yusuf

Taliyihii ilaalada rugta laanta socotada ee Madaxtooyada Puntland ayaa la baxsaday gaarigii martida iyo hub fudud, sida ay ogaatay PUNTLAND… Sii akhri

Madaxweyne Gaas oo dib ugu soo laabtay Garowe, kana hadlay shirkii Brussels

Posted on July 23, 2018July 23, 2018 by Liban Yusuf

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Garowe, kadib ka qeyb galkii shirkii Soomaalida… Sii akhri

Xaqiiqada dhabta ah ee lacagaha Bitcoin iyo Onecoin

Posted on July 23, 2018July 23, 2018 by Liban Yusuf

Bitcoin waxay ka mid tahay lacagha la yiraahdo lacagaha meereegaha lagu magdeysan (Cryptocurrency) oo dhawaanahaan ku siyaadiya aduunyadda loona isticmaalo… Sii akhri

Puntland oo shaacisay xiliga la dhisayo golayaasha deegaanka Gorowe iyo Bosaso

Posted on July 22, 2018 by Liban Yusuf

Wasaarada arrimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee Puntland ayaa maanta shaacisay xiliga la dhisayo golayaasha deegaanka degmooyinka Garowe iyo Boosaaso.… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close