Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Liban Yusuf

Maraykanka oo sheegay in uu markan la dhaqmayo dowladda Federaalka

Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in markan ay la dhaqmayso dowladda Federaalka Soomaaliya ee fadhigeedu yahay magaalada Muqisho. Kaaliyaha xoghayaha arrimaha… Sii akhri

Posted on December 23, 2018December 23, 2018 by Liban Yusuf

Issimada Puntland oo damaanad u sameeyay musharaxiinta

Posted on December 22, 2018December 23, 2018 by Liban Yusuf

Issimada Puntland, Guddiga xalinta khilaafaadka iyo ansixinta Baarlamaanka, saraakiisha amniga doorashada iyo inta badan musharaxiinta ayaa kulan ku yeeshay magaalada… Sii akhri

Cabdiwali Gaas oo ku dhawaaqay musharax Puntland 2019

Posted on December 18, 2018December 18, 2018 by Liban Yusuf

Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo dhowr jeer oo hore sheegay in uusan hoggaaminta Puntland mar dambe isu soo taagayn ayaa… Sii akhri

Khilaafku ceeb maahan ee in aan la xallin karin ayaa ceeba

Posted on December 17, 2018December 17, 2018 by Liban Yusuf

Inkasta oo dad badan oo Soomaaliyeed marka ay khilaaf maqlaan dhaga barjoobaan, haddana khilaafka aragtida iyo aaraada ku saabsani marna… Sii akhri

Dil iyo dhaawac ka dhacay Boosaaso

Posted on December 13, 2018December 13, 2018 by Liban Yusuf

Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari waxaa saaka lagu dilay nin ganacsade ah, halka dhaawac loo geystay Aabihiis. Cabdulqaadir Maxamed… Sii akhri

Maxaa ku cusub doorashada Puntland 2019?

Posted on December 8, 2018December 8, 2018 by Liban Yusuf

Soddon (30) beri kadib waxaa Puntland u beryaya waa cusub oo siyaasadeed, waxaana Garowe ka dhacaysa doorasho kale oo taariikhi… Sii akhri

Musharax Gen. Asad oo si diiran loogu soo dhaweeyay Qardho

Posted on December 7, 2018December 7, 2018 by Liban Yusuf

Magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar waxaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyay Musharax Madaxweyne Puntland 2019 Gen. Asad Cismaan… Sii akhri

Akhriso: Xildhibaano mooshin ka keenay heshiisyadii Ethiopia iyo Eritrea

Posted on December 5, 2018December 5, 2018 by Liban Yusuf

Qaar kamid ah Xildhibaanada Baarlmaanka Soomaaliya ayaa maanta gudbiyay mooshin ku saabsan heshiisyada iyo is afgaradyada ay madaxda dowladdu la… Sii akhri

Puntland: Guddiga xalinta khilaafaadka iyo ansixinta Golaha Wakiilada oo la magacaabay

Posted on December 3, 2018December 3, 2018 by Liban Yusuf

Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxmed Cali Gaas ayaa maanta magacaabay Guddiga xalinta khilaafaadka iyo ansixinta Golaha Wakiilada. Guddiga xalinta khilaafaadka iyo… Sii akhri

Faallo: Dagaalka Qabow ee Geeska Afrika

Posted on December 1, 2018December 4, 2018 by Liban Yusuf

Tan iyo xilligii la furay kanaalka Suweys sanadkii 1869 kii, manddiqadda geeska Afrika waxa ay lahayd ahmiyad gooniya. Waddammadii maal… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close