Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Liban Yusuf

Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Kheyre oo ka horyimid xildhinaanada cusub ee Koonfur Galbeed

Masuuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka horyimid xildhibaanada cusub ee maamulka Koonfur Galbeed Wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan… Sii akhri

Posted on March 21, 2020March 21, 2020 by Liban Yusuf

Puntland: Safarka Deni ee Muqdisho maahan safar wada hadal

Posted on March 21, 2020March 21, 2020 by Liban Yusuf

Puntland ayaa ka jawaabtay hadal shalay ka soo yeeray masuuliyiintii dowladda Federaalka Soomaaliya ee qeyb galay shirkii wadatshiga Puntland. Wasiiro… Sii akhri

Natiijada shirkii wadatashiga Puntland: Tallaabo mudan in la taageero oo horay loo amboqaado!

Posted on March 19, 2020March 19, 2020

Shirkii wadatashiga Puntland ee la soo gabagabeeyay 17kii bishaan (March17,2020) runtii wuxuu ku soo dhammaaday guul xambaarsan talo iyo toosinta… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo diyaarad ka celisay garoonka diyaaradaha Hargeysa

Posted on March 19, 2020March 19, 2020 by Liban Yusuf

Diyaarad rakaab siday oo ay leedahay shirkadda Fly Dubai ayaa saaka laga celiyey garoonka diyaarada Cigaal ee magaalda Hargeysa. Diyaarada… Sii akhri

Puntland: Magacyada urur siyaasadeedyada is diiwaan galiyey

Posted on March 19, 2020March 19, 2020 by Liban Yusuf

Guddiga doorashooyinka KMG ah ee dowladda Puntland oo haatan shir jaraa’id ku qabtay caasimadda Garoowe ayaa si rasmiya u shaaciyay… Sii akhri

Maxay Jubbaland iyo Madasha xisbiyada Muqdisho ka yiraahdeen go’aanadii shirkii Puntland?

Posted on March 18, 2020March 18, 2020 by Liban Yusuf

Jubbaland iyo xisbiyada ka dhisan magaalada Muqdisho, ee la baxay Madasha xisbiyada Qaran, ayaa ka hadlay go’aanadii la sheegay in… Sii akhri

Wasiir Warfaa: Puntland ma diidi karto sharciga doorashooyinka Federaalka

Posted on March 17, 2020March 17, 2020 by Liban Yusuf

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Saadiq Xirsi Warfaa ayaa khudbad ka jeediyay shirka wadatashiga Puntland oo… Sii akhri

Faarax Cali Shire: Puntland waxaa ku dhacday aragti la’aan iyo isku walaahoob

Posted on March 16, 2020March 16, 2020 by Liban Yusuf

Mid kamid ah siyaasiyiinta Puntland ayaa ka hadlay waxa ka soo bixi kara shirka wadatashiga Puntland ee ka socda Garowe.… Sii akhri

Baarlamaanka Soomaaliya oo ku baaqay in la joojiyo Qaadka

Posted on March 16, 2020March 16, 2020 by Liban Yusuf

Guddiga arrimaha bulshada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ku baaqay in si deg deg ah Dalka looga joojiyo… Sii akhri

Toos: Shirka wadatashiga Puntland

Posted on March 15, 2020March 15, 2020 by Liban Yusuf

Toos u daawo shirka wadatashiga Puntland, oo ay tabinayso warbaahinta dowladda. PUNTLNAD POST

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close