Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Liban Yusuf

Diyaarad ku burburtay Muqdisho

Diyaarad nooca xamuulka qaada ah ayaa saaka ku buruburtay afaafka hore ee darbiga garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.… Sii akhri

Posted on September 19, 2020September 19, 2020 by Liban Yusuf

War-murtiyeed ka soo baxay shirkii Muqdisho

Posted on September 17, 2020September 17, 2020 by Liban Yusuf

Shir ay yeesheen Madaxda Dowlada Federaalka ah iyo Dowladaha Xubnaha ka ah oo uu shir guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya… Sii akhri

Garowe oo laga daahfuray u qareemidda qoondada haweenka ee siyaasadda

Posted on September 17, 2020September 17, 2020 by Liban Yusuf

Wasaarada Horumarinta Haweenka iyo Arrimah Qoyska Dowladda Puntland ayaa Garowe ku qabatay kulan lagu daahfurayay u qareemidda qoondada haweenka ee… Sii akhri

6 wadaad oo lagu dilay Shabeellada Dhexe

Posted on September 17, 2020September 17, 2020 by Liban Yusuf

Degaanka Raage Ceelle ee gobolka Shabeellada Dhexe, waxaa subaxnimadii hore ee saaka koox hubeysan ay ku weerartay 7 wadaad oo… Sii akhri

Wararkii ugu dambeeyay ee shirka Muqdisho

Posted on September 17, 2020September 18, 2020 by Liban Yusuf

Wararkii u dambeeyay ee Puntland Post ka helayso shirka Muqdisho ayaa sheegaya in isfahan laga gaaray intoodii badnaa qodobadii laysku… Sii akhri

Muqdisho: Qarax lala eegtay ciidan

Posted on September 17, 2020September 17, 2020 by Liban Yusuf

Degaanka Ceelaha Biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho, waxaa maanta ka dhacay qarax geystay khasaare. Qaraxa ayaa la sheegay inuu ahaa… Sii akhri

Wasiiro ka tirsan Puntland iyo Jubbaland oo la kulmay Beesha Caalamka

Posted on September 17, 2020September 17, 2020 by Liban Yusuf

Wasiiro ka tirsan Puntland iyo Jubbaland ayaa magaalada Muqdisho kulan kula qaatay safiiro ka tirsan Beesha Caalamka. Wasiiru-dawlaha Maaliyadda Dawladda… Sii akhri

Mursal iyo Mahdi oo ku biiray shirka Muqdisho

Posted on September 17, 2020September 17, 2020 by Liban Yusuf

Waxaa dib u furmay shirkii dowladda federaalka iyo dowlad goboleeyada ee Muqdisho oo labadii maalmood ee la soo dhaafay hakad… Sii akhri

Embezzlement of Public Funds Ruins the Somali Economy

Posted on September 16, 2020September 21, 2020

Somalia is one of the “bottom countries” in the Corruption Perceptions Index.  The negligible progress made by the Federal Government in… Sii akhri

Cumar Cabdirashiid oo eedeyn u jeediyay Farmaajo

Posted on September 16, 2020September 16, 2020 by Liban Yusuf

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa sheegay in magacaabis la’aanta Ra’iisul wasaaraha ay dhaawac ku tahay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close