Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Liban Yusuf

Madaxweyne Farmaajo iyo R/W Itoobiya oo ka wada hadlay la dagaalanka Al-Shabaab

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo socdaal ku maraya qaar ka mid ah dalalka ay ciidamada ka… Sii akhri

Posted on October 23, 2017October 23, 2017 by Liban Yusuf

Maqaal: Madax dalal kale xilka u haya, Soomaaliyana xukuma! (II)

Posted on October 23, 2017October 23, 2017

Dalkeenna in la qabsaday oo la haysto wali ma dad baa shaki ka qaba?! Waa ceeb sida xaalkeenu yahay, waa… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo shir ku martiqaaday madaxda Dowlad goboleedyada

Posted on October 22, 2017October 22, 2017 by Liban Yusuf

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa martiqaad u diray Madaxda Dowlad Goboleedyada xubnaha ka ah Dowladda… Sii akhri

Somaliland iyo Khaatumo oo heshiis ku gaaray Caynaba

Posted on October 21, 2017October 21, 2017 by Liban Yusuf

Magaalada Caynaba waxaa maanta lagu soo gabo-gabeeyay wadahadal Somaliland iyo Khaatumo labadii sano ee u danbeeyay uga socday imaaradka, jabuuti,… Sii akhri

Musiibadii Soobe oo la xaqiijiyay in ay ku dhinteen 358 qof

Posted on October 20, 2017October 20, 2017 by Liban Yusuf

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa faah-faahin dheeriya ka bixisay khasaaraha dhabta ah ee musiibadii 14-kii bishan October ka dhacay Isgoyska… Sii akhri

Boqolaal qof oo Salaad Janaaso ku tukuday Isgoyska Soobe

Posted on October 20, 2017 by Liban Yusuf

Boqolaal shacbaka Muqdsho ah ayaa maanta salaadii Jamcaha kadib isugu soo baxay Isgoyska Soobe oo 14-kii bishan ay ka dhacday… Sii akhri

Xubno baarlamaan Israel ka socday oo lagu khasbay inay ka baxaan shirkii baarlamaan Adduunka

Posted on October 20, 2017October 20, 2017 by Liban Yusuf

Afhayeenka baarlamaanka dalka Kuweyd Marzouq Al-Ghanim, oo ka qaybgalay kulankii baarlamaanada adduunka kiisii 137-aad oo ka socday dalka Russia magaalada… Sii akhri

Dowladda Soomaaliaya oo ka hadashay dhaawacyadii loo qaaday Sudan

Posted on October 19, 2017October 19, 2017 by Liban Yusuf

Wasiirka Arrimaha Dibada Dowladda Federaalka Soomaaliya Yusuf Garaad Cumar ayaa ka hadlay warar soo baxayay oo sheegayay in dhaawacyadii Soomaalida… Sii akhri

Maqaal:- Xasuuqii Zoope Su’aashii Gurmadka ka dib nooga dhig!!

Posted on October 18, 2017October 18, 2017 by Liban Yusuf

Waxan jeclaystay inaan qodob-qodob u dul istaago dhaliisha Xil. Mahad Salaad ee aan waqtigeeda la joogin qaarkeedna aan ka turjumaynin xaqiiqda… Sii akhri

Soomaaliya oo heshiis la saxiixatay Ururka Isgaarsiinta Caalamiga ah ee ITU

Posted on October 14, 2017October 14, 2017 by Liban Yusuf

Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada ayaa heshiis iskaashi kula saxiixatay Ururka Isgaarsiinta Caalamiga ah (ITU) caasimadda dalka Arjatiin oo uu… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close