Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Gambool

Ciidanka AMISOM oo la wareegey goobta lagu dooranayo guddoonka barlamaanka Jubbaland.

Ciidamada nabad ilaalinta midowga Africa ee AMISOM unugtooda Booliska ayaa isku gadaamey xarunta ay ka qabsoomayso doorashada guddoonka barlamaanka ee… Sii akhri

Posted on August 17, 2019August 17, 2019 by Gambool

Wararkii ugu dambeeyey ee dagaalka gobolka Baay & gacan ku haynta Daynuunaay.

Posted on August 17, 2019August 17, 2019 by Gambool

Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa weerar subaxnimadii hore ee saaka malayshiyaad katirsan Alshabaab ay ku qaadeen saldhig ciidanka… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay inay haystaan caqabado dalka dibaddiisa kaga imaanaya.

Posted on August 16, 2019August 16, 2019 by Gambool

Xukuumadda federalka ah ee Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday inay dowladda xilligaan soo wajeheen caqabado caalami ah oo kaga imaanaya… Sii akhri

Liiska ergooyinkii shirka dibu heshiisiinta Galmudug oo la soo gudbiyey.

Posted on August 16, 2019August 16, 2019 by Gambool

Guddiga dibu heshiisiinta maamulka Galmudug oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay inay soo gaareen liiska ergooyinka shirka dhowaan ka furmi… Sii akhri

Ciidamada dowladda oo howlgallo ka wada Awdheegle iyo duleedka Tooratoorow.

Posted on August 16, 2019August 16, 2019 by Gambool

Wararkii ugu dambeeyey ee Puntlandpost ay saaka ka helayso gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in ciidamada dowladdu ay howlgallo xoogan… Sii akhri

Madaxweyne Denni oo awaamiir duldhigay golihiisa wasiirada & taliyayaasha ciidamada.

Posted on August 16, 2019August 16, 2019 by Gambool

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Maxamed ayaa awaamiir culus duldhigay saraakiisha ciidamada iyo golihiisa xukuumadda xilli uu shir guddoominayey shirkii… Sii akhri

Xagee ku dambeeyey khilaafkii Puntland iyo DFS xilli wasiiro ka socda Puntland ku sugan yihiin Muqdisho.

Posted on August 15, 2019August 15, 2019 by Gambool

Kadib markii uu xumaaday xiriirka u dhexeeya madaxda dowladda federalka ah ee Soomaaliya gaar ahaan golaha fulinta ayaa Puntland waxa… Sii akhri

Kulamo ka socda magaalada Kismaayo iyo danjire James Swan oo gaarey.

Posted on August 15, 2019August 15, 2019 by Gambool

Waxaa magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel gaarka ah ee Jubbaland waxaa gaarey wakiilka xoghayaha guud ee qaramada Midoobey u qaabilsan… Sii akhri

Maxaa ka jira in qaar kamid ah xujaydii Soomaaliyeed aysan xajka gudan sanadkan?

Posted on August 15, 2019August 15, 2019 by Gambool

Maalmihii ugu dambeeyey waxaa soo baxayey warar sheegaya in qaar kamid ah muwaadiniintii Soomaaliyeed ee loo qaaday Xajku aysan helin… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Khayre oo cisbitalka ku booqday askartii ku dhaawacantay weerarkii Awdheegle.

Posted on August 15, 2019August 15, 2019 by Gambool

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa isbitaalka ku booqday askarta ka tirsan ciidanka xoogga dalka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close